Laascaanood 29. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr Maxamud Aadan Jaamac oo Hawlo Shaqo u Jooga Magaaladda Laascaanood ayaa Kulan Balaadhan la qaatay Bah’da Caafimaadka ee Gobolka Sool.
Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Ka Hadlay Sarkaal ka Tirsan Bah’da Caafimaadka ee Laascaanood oo La Khaarajiyey DAAWO
