Hargaysa 27. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Sheegay in Maalinta 26 June ay Tahay Maalin ay Somaliland gaar u Leedahay oo ah Markii ay Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiiriska.
https://www.youtube.com/watch?v=IG77LlF2IGo
