Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):-Suldaan C.raxmaan Jaamac Dhawal oo ka mid ah Salaadiinta Gobolka Awdal ayaa si adag u Canbaareeyay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani uu Maanta ku doortay Murashixiinta Madaxtinimo.
”Waxaan Dhawaan Qaban Doonaa Shir ay Beeshaydu Ku arrinsanayso,Waxaan Dhaleecaynayaa Wixii Maanta Ka Dhacay Shirkii Waddani oo aan u arko Khalad uu C.raxmaan Cirro & Beeshiisu Gashay” Suldaan C.raxmaan Dhawal DAAWO
