Laascaanood 16. December 2017 (SDN/QJ):-Waxgaradka iyo Haweenka Gobolka Sool ayaa soo dhaweeyay Dhismaha Xukuumadda Cusub ee uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.
Waxgaradka Iyo Aqoon yahanka Gobolka Sool oo Ka Hadlay Dhismaha Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Isla Markaana Iftiimiyey Doorka Goboladda Sool,Sanaag Iyo Buuhoodle DAAWO
