Laascaanood 29. January 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Sool ayaa Kulan la qaatay Hay’adaha Caalamiga ah iyo Kuwa Sama Falka Waddaniga ah kaas oo lagaga hadlayay Xaalada abaareed ee Ka Taagan Gobolkaas.
Waxyaabaha Lagu Gorfeeyay Kulan Magaaladda Laascaanood Ku Dhex Maray Maamulka Gobolkaas iyo Hay’adaha Caalamiga ah? DAAWO
