Hargaysa 08. July 2017 (SDN/QJ):- Wariye Cumar Seerbiya oo kamid ah saxafiyiinta Somaliland oo Fadhigiisu hore u ahaa Hargeisa balse mudooyinkii u danbeyey Muqdisho howlo shaqo u joogey ayaa lagu xidhay Gegida diyaaradaha ee Cigaal Airport-ka Hargeisa kadib markii uu ka yimid Magaaladda Muqdisho.
Wariyahan la xirey ayaa waxaa uu mudooyinkan danbe ka tirsanaa TV-ga iyo Idaacada Goobjoog oo uu fadhigeedu yahay Magaalada caasimaada ah ee Muqdisho.
https://www.youtube.com/watch?v=A9KHcxiajhU

