|

Weriye iyo Sama Fale Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Ku Laabtay Magaaladda Muqdisho & Barnaamij uu ka Bilaabay DAAWO

Muqdisho 19. August 2017 (SDN/QJ):- Weriye iyo Sama Fale Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa ku laabtay Magaaladda Muqdisho ee Xarunta Dalka Somalia isagoo halkaas ka Bilaabay Barnaamij uu ugu Magac daray Waa Ku kaa Kaas oo Dadka Danyarta ah uu ku gudoonsiiyo Qadar Lacageed.

Comments are closed