Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo ka Tirsan Mudanayaasha Ku abtirsada Xisbiga Kulmiye ee Ku Jira Golaha Wakiiladda ayaa sheegay in aanu Cali Khaliif Weli u aqoonsanayn ka dhibaatada ka waday deegaanada uu ka soo Jeedo.
https://www.youtube.com/watch?v=M9y1TrUjyN8
