Hargaysa 11. March 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa Eedo kala duwan u Jeediyey Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon oo Ku Sugan Magaalada Laascaanood.
Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo Soo Bandhigay Fadeexado uu Wasiirka Arrimaha Guduhu ka Sameeyay Magaalada Laascaanood DAAWO
