Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ee Xisbiga WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa si adag u dhaliilay xisbiga KULMIYE, waxaana uu xisbigaas ku masaalay in uu yahay geed Tiin ah oo laga siibaayo dhulka isla mar ahaantaana aan loo baahneyn in mar kale dib looggu beero dhulka.
https://www.youtube.com/watch?v=NL6mdI1CN6I
