Hargaysa 05. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibbaan Maxamed Faarax Qabile, ayaa si weyn u dhaliilay shirkadda Dp-World ee gacanta ku haysa maamulka dekadda magaalada Berbera, waxaana uu si adag uga hadlay dab tiro ba laba jeer ka qarxay gudaha dekadda Berbera isaga oo soo bandhigay fadeexado horle iyo eedo uu u soo jeediyey shirkadda Dp-world.
https://www.youtube.com/watch?v=4FdPXSB6mwY
