Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE, ayaa caddeeyey in la xidhey guddoomiyahii Xisbiga KULMIYE ee gobalka Salel isla mar ahaantaana ay dacwad ku soo oogeen Komishanka Doorashooyinka Somaliland.
Xisbiga KULMIYE oo Caddeeyey in Komiishanka Doorashooyinku ay Xabsiga u Taxaabeen Guddoomiyahii Xisbigaasi ee Gobalka Salel+ Kana Hadlay Dhawaaqii Xildhibbaanada Burco DAAWO
