Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa ka hadlay is casilaadii uu Shalay ku dhawaaqay la Taliyihii Madaxweynaha ee dhanka doorashooyinka Siyaasi C.laahi Xaaji Cumar (C.laahi Jawaan) Isla markaana shaaciyey inuu sidoo kale iska Casilay Xubin-nimadii Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye.
11:55
