Oodweyne 26. October 2017 (SDN/QJ):- Murrashax Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo Shalay Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda ku Maray Gobolada Togdheer Iyo Daad Madheedh ayaa si xoogan Loogu soo dhaweeyay Magaaladda Oodweyne.

qurbejoog