Saylac 26. October 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka JSL ahna musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga kulmiye Md: C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kala qayb galay taageerayaasha xisbiga kulmiye isu soo baxa ololaha doorashadda madaxtooyadda ee gobolka Salal gaar ahaan magaaladda Saylac.
Xisbiga Kulmiye ayay Shalay u ahayd Maalintiisii Labaad ee Kaltanka Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda,
