|

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Ka Hadlay Urur Diimeed Magaaladda Hargaysa Lagaga Dhawaaqay oo Isku Fidiyey Deegaano badan oo Ka Kala Tirsan Somaliland & Somalia Iyo Mawqifka Xisbiga DAAWO

Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa dhawaan Magaaladda Hargaysa ay Koox aqoon yahano ahi kaga dhawaaqeen Urur Diimeed Lagu Magacaabo Al Saaciduna Bil Xaq kaas oo dareeno kala duwan laga Bixiyey.

Comments are closed