Xisbiga Ucid oo Ka Hadlay Doorashadda Maayarka Saylac & Ku Xigeenkiisa Isla markaana Fariin u Diray Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Iyo Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Ucid ayaa Sheegay inay Sharciga Gobolada iyo Degmooyinka Waafaqsan tahay Doorashadii ay Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Saylac Ku Cumaamadeen Maayar Iyo Ku Xigeen Cusub oo Golahaasi Yeelanayo.

https://www.youtube.com/watch?v=47nhw8zqixE