|

Xisbiga Waddani Oo Caddeeyay Mawqifkooda Deegaanadda Lagu Muransan Yahay Kana Jawaabay Hadalkii Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha DAAWO

Hargaysa 02.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI mudne Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa mar kale ka dhawajiay mawqifka ay ka taagan yihiin lix goobood oo ku yaala waqooyiga magaalada hargeysa oo ay xukuumadda Somaliland sheegtay inay ka bilaabmayso diiwaangalinta codbixiyayaashu.
Sidoo kalena waxa jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeedhay wasiir ku xigeenka arimaha gudaha ee gobolada iyo degmooyinka Somaliland.

Comments are closed