|

Xisbiga WADDANI oo Mar Kale Ganafka Ku Dhuftay Guddi Musdambeed ah oo Madaxweynahu u Sameynaayo Komishanka Doorashooyinka DAAWO

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Muuse Cabdillaahi Nuur oo ka mid ah hoggaanka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag ganafka ugu dhuftay guddi musdambeed ah oo muddooyinkii dambe la sheegayey in loo sameynaayo Komishanka Doorashooyinka Somaliland, waxaana uu tilmaamay in guddidaasi ay tahay mid sharci darro isla mar ahaantaana aanay ka xisb ahaan marnaba aqbaleyn.

Comments are closed