Doha 21. June 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa Xogihii u Dambeeyey ee Xiisada Khaliijka 19 June, waxaana ka mid ah rajo ay muujisay Saldanada Cumaan iyo Qatar oo shuruudo hordhigtay Wadahadal la isugu yimaado.
https://www.youtube.com/watch?v=VEeAjZRXEnM
