|

Xubnaha Maalinta Beri u Tartamaya Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 19. August 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maalinta Beri ah Kulan yeelan doona Golaha Wakiiladda Somaliland Xili aan Weli Xal laga gaadhin Khilaafkii Ka Dhashay Doorashada Gudoomiyaha lagu muransan yahay Sharciyadiisa Baashe Maxamed Faarax Waxaana la filayaa in Goluhu Doorto Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda.

 

Comments are closed