Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Tan iyo Markii Golayaasha Sharci Dejintu Meel mariyeen Heshiiska Qabyada ahaa ee Xukuumadu ku siisay imaaraadka Carabta Saldhig Mileteri oo uu ku Yeesho Madaarka Berbera Isla markaana Dareeno kala Duwan laga bixiyey ayay Xukuumadu soo abaabushay barnaamij Muuqaal ah oo Shacabka ay ku fahamsiinayso qiimaha Saldhigani Somaliland u Leeyahay.
https://youtu.be/jKt2ccwAB38
