Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Guddida Abaaraha heer qaran oo qasriga Madaxtooyada kaga dhawaaqay gurmad balaadhan in loo fidiyo dadka iyo duunyada ku tabaalaysan gobolada Bariga Somaliland.
Guddida oo maalmihii u dambeeyey shirar ku jiray ayaa maanta soo saaray qodobo muhiima oo lagaga hawlgelayo abaarta baahsan ee taabatay shacbiga iyo duunyada ku dhaqan qaybo ka mida dalka
Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Gurmad Qaran oo loo Fidinayo Dadka Iyo Duunyada Ku Tabaaloobay Xaalada abaareed DAAWO
