Bandow lagu soo rogay Dhagaxleey iyo howlgallo ay ka sameeyeen Ciidamada Kenya
Dhagaxleey Dec 30, 2011(qurbejoog.com)- Ciidamada dowladda Kenya ayaa howlgallo dad lagu soo qab qabtay waxa ay ka sameyeen Xerada Dhagaxleey ee dalka Kenya, iyagoo dhinaca kale Bandow kusoo rogay Xeradaasi. Sida ay xaqiijiyeen dad ku jira Xerada Dhagaxleey ee dalka Kenya, Ciidamada dowladda Kenya ayaa halkaasi waxa ay ka sameyeen howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayay…
