Somali women face sexual violence

    MOGADISHU, Somalia, Dec. 28 (UPI) — Somali women, in a county devastated by the al-Shabaab insurgency and famine, face an epidemic of sexual violence, aid workers say. Radhika Coomaraswamy, a special representative for the United Nations, said famine has forced many Somalis to leave their homes. Many women have lost the protection of family and…

    Read More

      D/Hoose ee Hargeysa oo lo’ ay kasoo ururiyeen suuqyada Magaalada ku wareejisey Ciidanka Asluubta

      Hargeysa (DHH/qurbejoog.com)- Dawladda Hoose ee caasimadda Hargeysa, ayaa markii ugu horreysay la wareegtay Lo’ fool xumo weyn ku haysay bilicda magaalada, iyada oo hore dhawr jeer u digtay dadka caasimadda ku dhaqda xoolaha, waxaanay ciidammada Asluubta maanta  ku wareejisay sagaal neef oo Lo’ ah.   Maayir-ku-xigeenka Hargeysa Mr. Maxamed Cabdillaahi Uur-cadde iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta…

      Read More

        Raiisl Wasaaraha oo maanta booqday qeybo ka mid ah Bosaaso oo ay ku jirto Dekedda iy Garoonka

        Bosaaso, December 28, 2011(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqasho ku tegay qeybo ka mid ah magaalada Bosaaso, isaga oo ugu horeyn soo kormeeray Dekedda magaalada Bosaaso oo ay ka socotay howlo baaxad leh, Isbitaalka Bender Qasim, Garoonka Diyaaraddaha iyo weliba xarun lagu tababaro ciidamada oo ku taala duleedka magaalada. Ra’iisul…

        Read More

          Wasiirka Macdanta iyo Biyaha oo ka hadlay khilaafka u dhexeeya isaga iyo wasiirka Maaliyada Somaliland

          Hargeysa Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay eedo uu sheegay in uu kula dul dhacay wasiirka maaliyada oo ku eedeeyay in uu lunsaday aduun wasaaradaasi ay ka soo xareysay heshiis shidaal. Wasiika Macdanta iyo Biyha Somaliland Md. Xuseen Cabdi Ducaale oo maanta shir jaraaid Hargeysa ku qabtay ayaa hadaladiisii waxa ka…

          Read More

            Ciidamada Jabuuti oo hawlgaladoodii u horeeyay ku beegsaday barekacayaal

            Muqdisho Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Ciidamada dalka Jabuuti ee Muqdisho gaadhay todobaadkii hore ayaa maanta sameeyay hawlagaladoodii u horeeyay iyaga oo kaashsnaya ciidamada dalka Burundi. Ciidamadan ayaa xero ay ku jireen dad barakacayaal ah ka saaray si ay iyagu xarun uga dhigtaan. Xeradan oo ku taal xaafada Hodan ayaa hore u aheyd xarun lagu xanaaneeyo agoonta Soomaalida. Qoysaska…

            Read More

              Wediga Kulmiye ee China booqanaya oo safarkooda ka waramay

              Bejing Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Guddomiyaha xisbiga Kulmiye iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa laba todobaadba booqanaya dalka Shiinaha,warbixin qoraal ah oo ka soo baxay Kulmiye oo safarkaa looga hadlay ayaa u qoraa sidan;“26-Dec-2011- Wefti ka socda Xisbiga tallada Somaliland haya ee KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi oo labadii toddobaad ee ugu dambeeyey Safar…

              Read More

                Xildhibaan Cawad Xasharo:Jabuuti waa in ay soo celisaa qalaka Ciidamada Yurub ka dhacday Soomaalida

                Muqdisho Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Xilbaan Cawad Xasharo oo ah madaxa guddida warfaafinta ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta baaq u diray Jamhuuriyada Jabuuti oo uu sheegay in ay qaadatay ay Soomaaliya leedahay. Xildhibaanka ayaa sheegay in ay taageerayaan hawgalada ciidamada ilaalada ka haya badaha Soomaalida,balse ay doonayaan hantida Soomaalida laga shakiyo ee la qabto in Soomaalida loo soo celiyo….

                Read More

                  Dawlada Iiraan oo gargaar gaadhsiisay Qaxootiga Soomaalida

                  Dhadhaab Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Dawlada dalka Iiran ayaa dhawaan gargaar ay ugu talo gashay Soomaalida dalkooda uga yaacday abaaraha iyo macluusha gaadhsiisay xeryaha qaxootiga ee Kenya. Dawlada Iiran ayaa Soomaalida gaadhsiiyay deeq isugu jirta Busteyaal iyo Tedhooyin gaadhsiiyay Soomaalida qaxootiga ku ah Kenya. Qm ayaa dhawaan shaacisay in aanay suurto gal aheyn in tirakob dhab ah lagu…

                  Read More

                    Kormeerayaashii Jaamacada Carabta oo booqday goobaha dagaal ee syria

                    Dimishiq Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Kormeerayaashi Jaamacada Carabta ayaa shalay soo indho indheeyay xaalada goobaha ay ku dagaalamayaan dadka kacdoonka wada iyo ciidamada dawlada. Ciidamada dawlada ayaa gawaadhida gaashaaman ka saaray gudaha magaaloyinka dhiiga badani ku daatay ee Homs iyo Xama. Dadka ku nool magaalada Homs ayaa kormeereyaasha weydiinayay “meeday dunidii,gudaha ugala magaalada si aad u aragtaan meydadka”….

                    Read More

                      Somali pirates seize Italian ship with 7 Indians

                      Mumbai: Suspected Somali pirates on Tuesday hijacked an Italian cargo vessel with 18 crew, including seven Indian seafarers, off the coast of Oman. The Italy-flagged MT Enrico Ievoli with 15000 mt of caustic soda on board was hijacked at 0403 hours GMT (0933 IST) by the pirates, a statement issued late on Tuesday evening by…

                      Read More

                        Maanso: Duruufaha Bristol. UK

                        Bristol Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Waxa halkan aanu idiinku soo bandhigeynaa maanta Maanso uu tiriyay abwaan Yusuf Cali Waraabe uuna na soo gaadhsiiyay Siyaasiga Kaysar Cabdlilaahi oo reer UK ah. Mafrishkii Burde haystay Bulaale uu ka gabyaayay ayaan Badhar jaada ka qaatay Rag bidaartru ku taallo oo boqolkaas kor u dhaafay oo badi aan garanaayo oo bishimaha dibnahooda…

                        Read More

                          Kenya: Investigate Bombing of Somali Village

                          (Nairobi) – The government of Kenya should investigate the death of as many as 11 civilians during a Kenyan air force raid on Hosingow village in Somalia on December 20, 2011, Human Rights Watch said today. Both the Kenyan armed forces and the armed group al-Shabaab should take all feasible precautions to minimize civilian casualties…

                          Read More

                            Gollaha Xukuumada Somaliland oo ku kala qeybsamay iscasilaada wasiirka Maaliyada

                            Hargeysa Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan khilaaf ka dhex aloosmay xukuumada Somaliland ka dib kolkii ay isqabteen wasiirada Maaliyada iyo ka macdanta iyo biyaha ee Somaliland. Khilaafkan ayaa sababay in wasiirka Maaliyad Md Maxamed Xaashi qoraal iscasilaada u gudbiyo madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo oo kolkii hore aqbalay iscasilaada. Xubno fara badan oo iyagu ka tirsan gollaha…

                            Read More

                              Shuruucda Mareykanka oo caqabad ku noqoday $100 million oo Soomaaliya loo diri jiray

                              Minneapolis Dec 27,2011(qurbejoog)-Shuurcada Mareykanka oo la adkeeyay ayaa sababay in Baanka qura ee la macaamili jiray xawaaladaha Soomaalida in uu shaaciyo in uu joojiyay dirida lacagaha xawaaladaha Soomaalida ee Mareykanka. Frankling Bank ayaa todobadkan ku dhawaaqay xanibaada macaamiladii uu la lahaa xawaaladaha Soomalida ee Mareykanka,ka dib kolkii la adkeeyay xeerarka ladagaalanka argegixisada khaasatan dhanka lacagaha…

                              Read More

                                Burcad-badeeda Soomaalida oo sanadkan soo gashay lacag gaadheysa 1 billion

                                Nairobi Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Burcad-badeeda Soomaalida ayaa sanadkan qaaday 219 weerar oo ay ku bartilmaansadeen Maraakiib isugu jira kuwo ganacsi iyo qaar damaashaad. Sida laga soo xigtay madaxa heada badmareenada Kenya Nancy Karigithu oo hadal ka jeedineysay siminaar loo qabtay garsooreyaal Kenyan ah. Burcad-badeeda Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay ugu yaraan 49 markab isla markaana qafaashay dad tiradooda lagu…

                                Read More