Guddoomiyhaha Ururka Wadajir oo Canada soo gaadhay

    Toronto Dec 14,2011(qurbejoog.com)-Waxa shalay magaalada Toronto ee dalka Canada soo gaadhay wasiirkii hore ee Beeraha Somaliland isla markaan ah guddomiyaha urur siyaasadeedka Wadajir Md Aadan Axmed Celmi Dhoolayare. Guddomiyaha oo ay Toronto si weyn ugu soo dhaweeyeen qaar ka mid ah jaaliyada reer Somaliland ee magaaladaa ku nool.   Guddoomiye Dhoolayare ayaa lagu wadaa in uu…

    Read More

      Sh Shariif: Baaris iyo ka Baarandeg ayaan wadnaa Daruufaha Keenay Goaanka Baarlamaanka

      Muqdisho Dec 14,2011(qurbejoog.com)-Sida lawada  ogyahay, waxaa maalmahan socday shirar iyo  kulamo ay wadeen xubno ka mid ah Baarlamaanka Federaalka KMG ah  kuwaasoo waday mooshin lid ku ah Guddoomiyaha Baarlamaanka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane  Shariif Sheekh Axmed, wuxuu  maalmahan ku mashquulsanaa kulamo xal loogu raadinayo  khilaafaadka kuwaas oo meel fiican soo gaaray.  Haddaba,  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, …

      Read More

        We have no famine, says Somalian prime minister

        Mr Ali, who leads Somalia’s officially recognised government, chose the week when the United Nations has appealed for $1.5 billion to help his country’s people to deliver a stinging attack on relief workers. A Harvard-educated economist, he believes they have become an “entrenched interest group”, exaggerating the scale of suffering in order to drum up…

        Read More

          Kulan maanta ay yeesheen xildhibaanada KMG ah ee Soomaaliya oo gacan ka hadal ku dhamaaday

          Muqdisho Dec 14,2011(qurbejoog.com)-Kulan maanta ay yeesheen xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhamaaday buuq iyo gacan ka hadal ka dib kolkii la isku maan dhaafay goaan ay shalay xilka uga qaadeen guddomiye Shariif Xasan. Buuqa iyo gacan ka hadalka ayaa yimi ka dib kolkii uu ku-xigeenka Guddomiyaha Baarlamaanku damcay in uu ku fadhiisto kursiga guddomiyaha oo…

          Read More

            Somali House ‘sacks’ absent Speaker

            Somali legislators have elected Mr Madobe Nunow Mohamed as temporary Speaker. The 283 MPs Tuesday started the business of the House in the absence of the Speaker, Mr Sharif Hassan Sheikh Aden, and his two deputies. One of the MPs present in the chambers, Mr Omar Islow, had stated that the legislators had invited the…

            Read More

              Mareykanka oo cadeeyay in Jabuuti gacan ka siiso la dagaalanka Xagjiriinta Soomaaliya

              Jabuuti Dec 14,2011(qurbejoog.com)-Waxa shalay gelinkii danbe booqasho gaaban ku yimi dalka Xoghayaha Difaaca ee dalka Mareykanka Mr Leon Pennete oo sacaado kooban dalka joogay. Wasiirka oo saxaafada u waramay ayaa sheegay sida Jabuuti mu hiim ugu tahay dalkiisa la dagaalanka kooxaha xagjirka ah ee ku dhuumaaleysanaya gobolka Geeska Africa. “Waxaad ogtihiin sida Al Qacida looga guuleystay,iyo…

              Read More

                Kenya oo sheegtay in ciidamadoodu ku wejahan yihiin Kismaayo

                Raas Kaanbooni Dec 14,2011(qurbejoog.com)Ciidamada dalka Kenya oo kaashanaya ciidamo ka amar qaata dawlada KMG ah ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay ku wejahan yihiin magaalada Kismaayo. Sidaana waxa maanta ka sheegay degmada Raas Kaanbooni mar uu la hadlayay saxaafada Captain Thomas Mwanga. Hadalkan ayaa ka duwan mid uu dhawaan saxaafada u sheegay wasiirka gaashaandhiga…

                Read More

                  Kenya troops to drive deeper into Somali rebel territory

                  RAS KAMBONI, Somalia — Kenyan forces and their Somali allies battling Islamist Shebab insurgents said Tuesday they plan to advance deeper into rebel-held regions. Two months after Kenya sent troops to fight the Al Qaeda-linked rebels, the fores have made little progress due to bad weather, while the insurgents have multiplied grenade and landmine attacks…

                  Read More

                    Leon Panetta: Maraykanka way ka goantahay ciribitirka Al Shabaab

                    Jabuuti Dec 13,2011(qurbejoog.com)-  Xilli uu maanta ka dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Jabbuuti Xoghayaha Wasaaradda Gaashaandhiga ee dowladda Maraykanka Leon Panetta ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin farabadan oo ka tirsan dowladda Jabbuuti iyo Saraakiil Ameerikaan ah oo usoo galbiyay Aqalka Madaxtooyada ee dalkaasi.   Leon Panetta, Xoghayaha Wasaaradda Gaashandhiga ee dowladda Maraykanka oo saxaafadda…

                    Read More

                      Tarsan:Abuu Zubeer iyo Cali dheere waa kuwa marin habaabiyay dhalinyarada Soomaaliyed

                      Muqdisho Dec 13, 2011(qurbejoog.com)-  Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaailya ayaa shaaca ka qaaday in Magaalada Muqdisho ay kusoo bateen dadka cadowga ah, iyadoo dhinaca Maamulka uu si kulul u weeraray Al Shabaab.   Isagoo warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya guddoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Max’ud Axmed…

                      Read More

                        Guddoomiye ku xigeenka barlamanka KMG ah oo sharci daro ku tilmaamay xilkaaqistii Shariif Xasan

                        Muqdisho Dec 13,2011(qurbejoog.com)- Guddoomiye ku xigeenka barlamanka KMG Soomaaliya ayaa sharci daro ku tilmaamay xilka qaadistii Xildhibaano ka tirsan barlamanka ay maanta ku sameeyeen gudoomiyihii barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan.   Xilli maanta 283-Xildhibaan oo kulan ku yeeshay Xarunta Golaha shcabka ee Magaalada Muqdisho ay isku raaceen in xilkii ay ka qaadeen guddoomiyihii barlamanka Shariif…

                        Read More

                          Khudbadii uu Wasiirka Khaarijiga Somaliland maanta ka horjeediyay gollaha Guurtida

                          Hargeysa Dec 13,2011(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaarada Khaarijiga ee Somaliland ayaa maanta hor tagay Gollaha Guurtida ee dalka,waxaanu ka hor jeediyay khudbad uu uga warbixinayay waxqabadkii wasaaradiisa ee mudooyinkii u danbeeyay,war bixta oo dheereyd waxa ka md ahaa “Aniga Maanta waxay ii tahay sharaf iyo farxad inaan hor imaado Golaha sharafta leh ee Guurtida oo qarankan sharaf ka…

                          Read More