AL Shabaab oo si kulul u cambaareeya Maamulka Ximan iyo Xeeb
Muqdisho 18, December 2011 (Qurbejoog.com)- Ururka Al Shabaab ayaa qayaano ku tilmaamay shir dhawaan kusoo gaba gaboobay Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Kadib markii Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud uu kusoo gaba gaboobay shir loo qabtay Maamul goboleedyo islamarkaana ay soo abaabuleen Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa arintaasi waxaa ka hadlay oo si kulul…
