Somali MPs Demand Rules of Engagement for Kenyan Troops

    Two Somalia MPs and two businessmen have demanded rules of engagement for Kenya troops who will join the African Mission in Somalia contingent. The MPs Ahmed Awad who is also the chairman of Somalia’s parliamentary committee on information, Ibrahim Sheikh Ali, the chairman of a parliamentary committee on reconciliation as well as businessmen Jama Hassan…

    Read More

      Somali al Shabaab rebels join Twitter

      Somalia’s al-Qaeda-linked al Shabaab militants have apparently opened a Twitter account, using the handle @HSMPress. HSM is the English acronym of the full length version of al-Shabaab’s name, the Harakat al Shabaab al-Mujahideen, the Wired news site reported. Most followers are understood to be either journalists, aid workers or researchers of terrorism. More on GlobalPost:…

      Read More

        Witnesses: Planes bomb Somali town

        MOGADISHU, Somalia (AP) — Planes bombed bases belonging to al-Qaida-linked al-Shabab militants in a southern Somali town on Thursday, killing at least 1 person, residents said. Bardhere town elder Abdi Aden said he heard the sound of planes and then explosions on Thursday. He said he saw one dead man and three wounded ones being…

        Read More

          Duulaan Ciidamada dowladda iyo AMISOM ay ku qaadeen AL Shabaab

          Muqdisho Dec 08,2011(qurbejoog.com)-  Dagaalkaani oo ahaa mid aad u culus ayaa maanta waxaa uu Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo taageero Milatari ka helaya kuwa AMISOM iyo Kooxda Al Shabaab waxaa uu ku dhexmaray degmooyinka Huriwaa iyo Yaashqid ee Magaalada Muqdisho.   Inta la’ogayahay 7-ruux ayaa ku geeriyootay halka tiro intaasi ka badanna ay ku dhaawacmeen…

          Read More

            DKMG oo sheegtay in Shabaab ay go’aamiyeen ciribtirka Culumada Somaliyed

            Muqdisho Dec 08,2011(qurbejoog.com)  Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii dhawaan Ururka Al Shabaab  ugu soo gaba gaboobay Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay diiradda lagu saaray sidii loo layn lahaa Culumaa’udiinka iyo Waxgaradka Soomaaliyeed.   Wasiirka cadaaladda iyo garsoorka ee Xukuumadda KMG Soomaaliya Axmed Xasan oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in…

            Read More

              Raiisul wasaare Gaas oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, Soona dhaweeyay Ciidamada Kenya ee ku biiraya AMISOM

              Muqdisho Dec 08,2011(qurbejoog.com)- Barqonimadii maanta ayaa Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya waxa uu kasoo dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen Mas’uuliyiin farabadan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.   Gaas ayaa isaga iyo Wafdigiisa waxaa Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay, Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya kadib safaro…

              Read More

                Madaxweynaha Jabuuti oo Gacalkii Ergo ahaan Hargeysa ugu diray

                Jabuuti Dec 08,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa Guddomiyaha Bank dhexe ee Jabuuti Jaamac Maxamuud Xeyd ergo ahaan ugu diray magaalada Hargeysa ka dib kolii ay reer Somaliland ka cadhoodeen wareysi uu dhawaan siiyay jariirada Jeune Afrik. Guddomiyaha Bank oo ay madaxweynaha ay xidid yihiin ayaa inta badan isagu maareeya xiriirka Jabuuti iyo Somaliland. Waxaana…

                Read More

                  Boorama oo xalay bandoow lagu soo rogay

                  Borama Dec 08,2011(qurbejoog.com)-Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa xalay ay ciidamada dawladu ku soo rogeen Bandoow ka dib kolkii ay shalay gelinkii danbe xiisadi ka dhalatay rag ay ciidamadu ka qabqabteen halkaasi. Ciidamada amniga ayaa qabtay rag dhawr ah oo siyaasiyiina oo si adag uga hadlay dhacdadii lagu laayay sadex ruux oo ku noolaa…

                  Read More

                    Dalaka Spain oo la wareegay hogaanka ciidamada reer Yurub ee ka hawlgala Baddaha Soomaaliya

                    Jabuuti Dec 08,2011(qurbejoog.com)-Spain ayaa maalinimadii shalay la wareegtay hogaanka ciidamada  Midawga Yurub ee dagaalka kula jira Burcad-badeeda Soomalida. Munaasibada xil la wareegida ayaa ka dhacaday dalka Jabuuti markab ku xirtay oo layidhaahdo Bayern. Waa markii sadexaad ee ay Spain hogaanka u qabato ciidamada reer Yurub ee EUNAVFOR. Taliyaha ciidamada Badda ee dalka Spain u soo dirtay…

                    Read More

                      Guddoomiyaha degmada Gacan libaax oo ka hadlay wado laami ah oo ay ka hirgeliyeen xaafada New Hargeysa

                      Hargeysa (DHH/qurbejoog.com)- Guddoomiyaha degmada Gacan-libaax ee caasimadda Hargeysa Cabdilaahi Aw Aadan, ayaa ka hadlay dhismaha waddo  1km ah oo laami ah oo ay ka hirgeliyeen xaafadda New Hargeysa ee  degmadaasi oo ay iska kaashadeen dawlada Hoose ee Hargeysa iyo dadweynaha ku dhaqan xaafadaasi.  Guddoomiyaha oo shalay u waramayay saxaafadda ayaa ka hadlay dhismaha wadadan oo…

                      Read More

                        Somali Pirates Strike It Even Richer in 2011

                        The ransom revenues of the Somali pirates hijacking ships in the Gulf of Aden and the Indian Oceans registered a staggering increase in 2011, announced Deputy Commander of EU NAVFOR Somalia, Rear Admiral Christian Canova. Even though the international naval missions in the Gulf of Aden have managed to reduce substantially the number of successful…

                        Read More

                          Somali clans in Minnesota

                          Question: Do Somali people still practice the clan system in Minnesota? Yes, they do. All you have to do is go to the Starbucks coffee shop on Riverside. Every Somali tribe probably sends about five men to represent them at that coffeehouse. These men leave their kids and wives to sit there and argue over…

                          Read More

                            Somali leaders address law enforcement issues

                            Somali community leaders in Minnesota have recently agreed to form a working group that will engage with law enforcement agencies in an effort to reduce negative perceptions of both sides, promote better relationship with each other and rally this state’s new citizens to understand they are part of the wider American public where communities are…

                            Read More

                              Ku-simaha Raiisul Wasaaraha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Talyaaniga

                              Muqdisho, Arbaco, December 7, 2011(qurbejoog.com)-Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Talyaanigu u soo magacowday dalka Soomaaliya Ambassador Andrea Mazzella kaasoo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.   Intii uusan la kulmin Ku-simaha R/wasaaraha Amb. Mazzella ayaa waxa uu kulan gaar ah la qaatay…

                              Read More

                                Duqa Caasimada Hargeysa oo shir la yeeshay saraakiil ka socday Hayada DRC

                                Hargeysa (dhh/qurbejoog.com)-  Maayarka Caasimada Hargeysa ayaa maanta shir la yeeshay saraakiil ka socday  Ha’yada DRC (Danish Refugees Council) , shirkaasi oo  lagaga hadlayo sidii qurba jooga loogu abuuri lahaa Mashaariic iyo Shaqooyin dalka gudihiisa ayaa maanta lagu qabtay xarunta Dawlada Hoose ee Hargeysa.  iyadoo ujeedada Kulankaasi ahaa Sidii Loogu Dhiirin lahaa Qurbo Jooga dalka Denmark inay…

                                Read More

                                  Guddomiyaha ururka Wadajir Md Aadan Dhoolayare oo hambalyeeyay Xukuumada Somaliand,baaqna u diray beelaha oodwadaaga ah ee ku dagaalamay Ceelberdaale(DHEGEYSO)

                                  Ottawa Dec 07,2011(qurbejoog.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada Beeraha Somaliland isla markaana ah Guddoomiyaha Ururka siyaasiga ah ee Wadajir Md Aadan Axmed Cilmi Dhoolayere ayaa wareysi uu siiyay Bartan Internetka ee Somalidiasporanews waxa uu uga waramay shaqaada dib uga soo cusboonaatay aaga Ceel berdaale. Guddoomiyuhu waxa uu xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku amaanay tilaabada xilkasnimada iyo geesinamada…

                                  Read More

                                    Gen Nuux Taani oo seefta Siilaanyo dul hoganeyso

                                    Hargeysa Dec 07,2011(qurbejoog.com)-Genanka ciidamada qalabka sida ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa warar hoose oo aanu helay tibaaxayaan in uu qarka u saaran yahay xil ka xayuubin. Gananka ayaa mudo sanado ahba waxa dul hoganayay tuhuno la xidhiidha ku lug lahaanshaha colaada Ceel-berdaale ee aaga Gebilay. Intii ka danbeysay dilalakii foosha xumaa ee dhawr casho ka hor…

                                    Read More

                                      Al Shabaab oo magacii iska bedeshay,maxayse la baxeen?

                                      Muqdisho dec 07,2011(qurbejoog.com)-Kooxda Al Shabaab e ka dagaalanta degaanada bartamaha iyo konfurta Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in ay magacii iska bedeleen. Goaankan oo ka sooo baxay shir ay dhawaan madaxda Shabaabku ku yeesheen bagaalada Baydhaba ayaanay dadka badankiisu filaneyn. Ku-xigeenka madaxa Al Shabaab Muqtaar Roobowayaa saxaafada u sheegay in iminka wixii ka danbeeya Shabaabka loogu…

                                      Read More