Ururada Xagjiriinta ah oo isticmaala Facebook, Twitter, YouTube iyo Myspace

    Haifa Jan 11,2012(qurbejoog.com)-Daraasad dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in kooxaha xagjiriinta ah ay isticmaalaan iminka baraha Internetka ee bulshooyinku ku haasaawaan. Kooxaha reer galbeedku ku sheegaan argegixisada ayaa iminka xogaha ka urursada isla markaana  xogaha isku weydaarsada iyada oo aan sidaa loola socon. Daraasadan oo ay soo bandhigtay Jaamacada Haifa ayaa baaritaanka waday mudo…

    Read More

      Kenya forces, Somali insurgents clash

      Kenya’s military fought a clash with al Shabaab fighters in southern Somalia and Kenyan police said they had placed several people under surveillance to prevent attacks at home linked to the Somali insurgents. The Kenyan military said one of its soldiers and six al Shabaab fighters had been killed in the clash between the Somali…

      Read More

        Crew recalls ‘torment’ from Somali pirates

        Tbilisi – The Georgian captain of a cargo ship that was released by Somali pirates said on Tuesday his Georgian-Turkish crew had suffered through “infernal torment” during its 18-month captivity. “We have gone through an infernal torment, starvation, thirst. All this time we have been on a leash, like animals,” captain Memed Zakaradze told Georgia’s…

        Read More

          Xiddiga reer Argantiin(MESSI) oo markii saddexaad hantiyey abaalmarinta BALLON D’ORE ee Fifa,waa ayose gabadha hablaha u sidata?

          Zurich-Jan-10-2012-(qurbejoog.com)–Saaxiibayaal qormadeenaciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaaXidiga 24 jirka reer Argentin iyo Barcelona Leonel Messi ayaa loo caleema saaray laacibka aduunka markii 3aad ee is xigta kadib xaflad weyn oo ay sooqabanqaabisay hay’ada ugu sareysa kubada cagta aduunka ee Fifa. Messi ayaa kaga adkaaday abaal marintan kubad qeybiyaha weyn XaviHernandes oo ay isku koox yihiin…

          Read More

            Aligned Forces Collude Against Somaliland Gains

            Since the ascent of the Kulmiye government on to power, a great number of ‘evil’ forces emerged from all the dark corners of consciousness and sub-consciousness where they have been lurking in wait. All of these forces immediately changed shape and form from benign critics to malignant, killing salvos. Hitherto, good-natured opposition lunges and parries…

            Read More

              Former Soldier Linked With Somali Terrorists Arrested

              A former soldier from Maryland has been charged with attempting to provide material support to a foreign terrorist organization.   Federal prosecutors in Maryland say 24-year-old Craig Baxam of Laurel was arrested Friday. He is charged with attempting to provide material support to Al-Shabaab. He was arrested on his return to Maryland after traveling in…

              Read More

                AMISOM and Somali Police Force hold Joint Review Meeting

                ADDIS ABABA, Ethiopia, January 9, 2012/African Press Organization (APO)/ — The Deputy Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (DSRCC) for Somalia Honorable Wafula Wamunyinyi has re-emphasized the need for continued relationship between the Somali Police Force (SPF) and AMISOM Police to ensure sustainable peace and security in the country. Honourable Wamunyinyi…

                Read More

                  Somali Nationalism: A Dead Concept?

                  Nairobi, Kenya:Since 1991, Somalia has undergone a tumultuous process of geopolitical reconfiguration. Some have termed this the ‘balkanisation’ of Somalia, where regions and states have sought varying degrees of autonomy from central government in Mogadishu. After Somaliland’s unilateral declaration of independence in 1991, other regions followed, such as the Puntland State of Somalia, which declared…

                  Read More

                    Wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland oo beenisay xog laga baahiyay

                    Hargeysa Jan 09,2012(qurbejoog.com)-Wasaarada arrimaha dibedda ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta jawaab ka bixisay xog ay dhawaan daabacday bar Internetka ah. Qoraalka ka soo baxay wasaarada oo aha mid kooban ayaa sidan u qoraa;“Wasaaradda Arrimaha dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga waxay beeninaysaa wararka lagu baahiyey barta Internetka ee Qarannews.com. Bartani waxay caadaysatay inay faafiso Been-abuuro iyo warar…

                    Read More

                      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dhanbaal tacsi u diray ehelkii uu ka baxay marxuum Waqaf

                      Hargeysa Jan 09, 2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta dhamaan reer Somaliland ka tacsiyadeeyay geeridii ku timi Md Aadan Mire Waqaf oo ka tirsanaa xisbiga UCID,dhanbaalkuna sidan ayuu u qoraa; Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu…

                      Read More

                        Xisbiga UCID oo ummadda ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Waqaf

                        Hargeysa Jan 09,2012(qurbejoog.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta war uu soo saaray Tacsi ugu diray ummadda reer Somaliland geeridii naxdinta laheyd ee ku timi mid ka mida hogaankii xisbigaasi Md Aadan Mire Waqaf. Ujeeddo: Tacsi Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Dhamaan Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Xubnaha kale ee…

                        Read More

                          Madaxweyne Axmed Siilaanyo muxuu uga aamusan yahay Shirka Taleex?

                          Hargeysa Jan 09,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Somaliland ayaa ilaa iminka ka aamusan shirka belaha Sool uga socda degmada Taleex ee hadalada kala duwani ay ka soo baxayaan. Ilo wareedyada qaar ayaa qaba in Madaxweynaha Somaliland ama ku xeeraneyaashiisu ay wax isku ogyihiin siyaasiga reer Sool ee Cali Khaliif Galeydh. Halka dadka qaarna ay qabaan in Madaxweyne Axmed Siilaanyo la…

                          Read More