Wasiirka arrimaha guddaha oo la kulamay tiradii u badneyd madax dhaqameedka Somaliland

    Hargeysa Jan 18,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaarada arrimaha Guddaha ee Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta kulan balaadhan kula qaatay qolka shirarka ee wasaaradiisa madax dhaqameed aad u faro badan oo isaga kala yimi dhamaan degaanada ay Somaliland ka kooban tahay. Md Duur ayaa madax dhaqameedkan kala hadalay guud ahaan xaalada dalka khaasatan marxaladan u danbeeysay…

    Read More

      Taliyaha ciidamada Somaliland oo booqanaya Laascaanood kulamana la qaatay madax dhaqameedka degaankaas

      Lascanood Jan 18.2012(qurbejoog.com)-Taliyaha ciidamada Somaliland Col. Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif iyo lataliyaha dhanka ciidamada Cabdisamad Xaaji Cabdilaahi iyo taliyaha ciidamada ee aaga bari Col Maxamed Cabdi Aadan iyo saraakiil kale ayaa booqasho ku jooga magaalada Laascaanood. Masuuliyiintan ayaa intii ay booqashada ku gudo jireen kulamo kala duwan la qaatay madaxdhaqameedka,waxgaradka iyo dhamaan qeybaha Bulshada ee…

      Read More

        Mucaaridka Jabuuti oo wada olole ay ku sameynayaan Dalad ay mucaaridku yeeshaan

        Paris Jan 18,2012(qurbejoog.com)Mucaaridka Jabuuti iyo Qurbejoogooda ayaa maalmihii u danbeeyay waday qorsheyaal ay meel isugu geynayaan damacooda isbedel doonka ah ee dalkaasi loogu soo dabaalayo hanaan dimuqraadiyadeed. Dhawaan ayay aheyd kolkii dalad ay ku mideysnaayeen mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti ay burburtay kolkii rag siyaasada mudo dheer ku jiray ay la jaanqaadi kari waayeen habka qudha ee…

        Read More

          Dalxiiseyaal dhawaac iyo dhimashaba ka soo gaadhay weerar ay rag hubeysani ku qaadeen Bariga Itoobiya

          Adis Ababa Jan 18,2012(qurbejoog.com)Rag hubeysan oo ilaa haatan aan la sheegin cida ay yihiin ayaa weerar ku qaaday dad dalxiiseyaal ah oo booqanayay Woqooyi Bari Kenya,sida uu shaaciyay Televisionka ETV ee dalka Itoobiya. Shan ka mid ahaa dadka la weeraray ayaa geeriyooday halka ilaa dhawr kalena lagu dhaawacay weerarka lagu qaaday shalay dadkan dalxiiseyaasha ahaa….

          Read More

            Tourists killed in Ethiopia attack

            Unknown assailants killed five foreign tourists in Ethiopia’s northeastern Afar region, state television reported. The foreigners, whose nationalities were not immediately known, were killed on Monday in the remote region bordering Eritrea, Ethiopian Television (ETV) said on Tuesday, citing the defence ministry. ETV said two tourists were injured severely and have been brought to a…

            Read More

              Somali region of Puntland begins drilling for oil

              (AP)  NAIROBI, Kenya — Africa Oil says it has begun drilling for oil in Somalia’s semiautonomous northern region of Puntland. A Tuesday statement says the company is drilling a well in the Dharor Valley and will shortly begin drilling another one in the Nugal Valley, both in south-central Puntland. The statement says the two regions…

              Read More

                Ciidamada DKMG, Kenya iyo Al Shabaab oo ku dagaalamay Gedo

                Ceel-cadde Jan 17, 2012(qurbejoog.com)-Dagaalkani oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, kuwa Kenya oo dhinaca ah iyo Xarakada Al Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceel-cadde oo ku yaala gobolka Gedo ee Koofurta Soomaailya. Inta la xaqiijiyay 5-ruux ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 10-kalena way ku dhaawacmeen kuwaasi oo ahaa dhinacyadii dagaalamay…

                Read More

                  Wasiirkii hore ee DFKMG ah ee Soomaaliya oo shir jaraid ku qabtay Buuhoodle

                  Buuhoodle Jan 16,2012(qurbejoog.com)-Wasiirkii hore ee DFKMG ah ee Soomaaliya Md Cabdikariim Xasan Jaamac ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Buuhoodle. Cabdikariim ayaa waxa uu ka waramay xaalda magaalada Buuhoodle iyo dagaaladii dhawaanta ka dhacay halkaa. Wasiirka oo ka mid ahaa ergadii shirku uga socday Taleex,isla markaana si weyn ugu soo horjeeda qadiyada Somaliland. Cabdikariim…

                  Read More

                    Government ‘approves ransoms to Somali pirates’

                    THE GOVERNMENT has been accused of inconsistency in its stance against paying ransoms in hostage situations after it was revealed that it had privately approved millions of pounds of payments to Somali pirates. Although publicly opposing such deals, The Sunday Times reported yesterday that “dozens of payments”, totalling up to £30 million, had been channelled…

                    Read More

                      Somali rebels seek public support

                      Somali Islamist rebel group Al -shabab is calling for the residents across the insurgent controlled area to join its loyalist fighters against Somali Transitional Federal Government Forces (TFG) and their strong allied battalion from African Mission in Somalia. The Islamists now seem to be under siege as they battle with their rival fighters from different…

                      Read More