MA DHABAA IN SIILAANYO LUG KU LEYAHAY SHIRKA TALEEX
illaahay ayaa mahad leh maah maah somaliyeed ayaa ahayd khayr waxba kuma yeelo ee baalayada u toogo hay hadaynaan taariikhda ku fogaan o aynu ka so qaadno laba sano ka hor uun dawladii riyaale sanadkeedi ugu danbeeyay wadanka somaliland xuduudihiisu way sugnaayeen waxaanu kaga tagay riyaale wadanka o dhigihiisu is haystan. is badalo…
