General Galaal oo ka hadlay Xasuuqa Cali Samatar loo haysto iyo wadahadal dhexmara Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa 29, Feb. 2012 (Qurbejoog.com)- General Maxamed Nuur Galaal, oo ka mid ah saraakiishii sar sare ee ciidamadii dalka Somaliya, imikana ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee Somaliyed, ayaa soo dhaweeyay wada hadal dhex mara Somaliland iyo Somaliya, waxaanu Alle ka baryay inuu noqdo wada hadal khayr qaba. General Galaal, oo isagoo jooga magaalada…
