Xisaabiyeyaasha Dawlada oo aqoon isweydaarsi looga furay Hargeysa
Hargeysa Feb 27,2012(SDN)-Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Muxumed Aw Axmed ayaa Maanta u furay aqoon is weydaarsi ay ka qayb qaadanayaan Xisaabiyayaasha Wasaaradaha dawlada kaas oo ka qabsoomay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada ee Caasimada Hargaysa . Agaasimaha Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada Prof Maxamed Mixile Boqore oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay ahmiyada loo qabo in…
