Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Shacabka uga digay firxadka Kooxda Al-shabaab

    Hargeysa, 28, February 2012 (SDN)- Madaxwene ku-xigeenka Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay ka digtoonaadaan kooxda argagixisadda ah ee Al-shabaab ee lagaga adkaaday dagaaladda ka socda dalka Soomaaliya, kuwaasoo uu sheegay in firxadkoodu soo gaadhi karo xaduuda Somaliland. Madaxweyne ku-xigeenku oo maanta xadhiga ka jaray furitaankii…

    Read More

      Xulka Somaliland u matalaya Tartanka Half Marathon-ka ee Bariga iyo Badhtamaha Afrika oo u duulay Jabuuti

      Hargeysa, 28, February 2012 (SDN)- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland Cabdi Siciid Faahiye ayaa galabta u duulay dalka Jabuuti. Ujeedada weftigan ay u tageen dalka Jabuuti ayaa la xidhiidha ka qaybgalka Xulka Somaliland ee tartanka Half Marathon-ka ee Wadamada bariga iyo badhtamaha Afrika oo Jimacaha dambe ka furmi doona magaalada…

      Read More

        Nuxurka wareegto uu soosaaray Wasiirka Macdanta, Biyaha iyo Tamarta Somaliland

        Hargeysa 28, Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Macdanta, Biyaha iyo Tamarta Somaliland Eng. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa soosaaray wareegto uu ku mamnuucayo in shirkado ogolaansho ka haysan wasaaraddiisu ka shaqeeyaan qodista ceelasha biyaha dalka. Sida ku cad wareegto uu wasiirku soosaaray, waxa uu hay’addaha ka shaqeeya arrimaha dhinaca biyaha ku amray inay iska diiwaangeliyaan wasaaraddiisa, wuxuuna qoraalkiisu…

        Read More

          Arsenal oo Arshivan U Furdaamisey Zenit St Petersburg Ama’ahaan.

              London Feb-28-2011-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceynaa xiddigii reer Raashiya Anderey Arshavin oo Arsenal u musaafurisey amaa’ahaan kooxdiisii hore ee Zenit St Petersburg Alaaba laacibiinta ku soo biira kooxaha waaweyn ee cariga Ingiriiska ama haka yimaadeyn Afrika,Asia,latiin Ameerika,iyo Yurub ayaa waxaad arkeysa markiiba qaar la qabsada iyo kuwa ku ciyaar guura. Laacibkan Andrey Arshavin ayaa…

          Read More

            Ra’iiisul Wasaaraha Soomaaliya oo la Kulmay Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Norway iyo Mas’uuliyiin kale, soona booqday Xarunta Biladaha Nabadda ee Norway

            Oslo Feb 228,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo weli booqasho rasmi ah ku jooga Norway ayaa maanta waxaa kulamo la yeeshay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Mr Bondivik, Guddiga Ganacsatada Maraakiibta Norway, iyo Safiirka Mareykanka ee Norway. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa waxey soo kormeereen Xarunta Nabadda ee lagu bixiyo biladaha caalamiga…

            Read More

              Guddoomiyaha Marood-jeex oo kulan la yeeshay Madax-dhaqameedka Gobolka

              Hargeysa, 28, February 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarje) ayaa kulan kula yeeshay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha in ka badan 100 Madax-dhaqameed oo ka tirsan cuqaasha Gobolka Maroodi-jeex. Kulankan ayaa lagaga hadlayay doorka ay Madax-dhaqameedku ku leeyihiin hogaaminta iyo horumarinta Bulshada, Guddoomiyaha Gobolka Marood-jeex oo kulankaas ka hadlay ayaa ka warramay…

              Read More

                Mudanayaasha Guurtida oo ka doodday Siyaasadda Arrimaha Gudaha iyo Dibedda

                Hargeysa, 28, February 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa gudagalay doodad Siyaasadda Arrimaha Dibedda iyo Gudaha. Fadhigii maanta oo uu shirguddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golahaas Sh. Axmed Nuux Furre ayay Mudanayaashu kaga hadleen aragtidooda ku wajahan Siyaasadda Arrimaha Guddaha iyo Dibedda. Waxay Xildhibaannadu si isku mid ah u soo dhaweeyeen ka qaybgalkii Somaliland…

                Read More

                  Somali PM hopes to see Shebab fighters gone soon

                  OSLO — Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali said Monday he hoped his country would be free of Al-Qaeda allied Shebab fighters in the next few months, following advances by pro-government and foreign troops. “Over the next few months, hopefully there will be no more Shebab in Somalia,” Ali told reporters during a visit to…

                  Read More

                    The NYPD’s Buffalo Connection

                    The New York City Police Department sent at least four officers to Buffalo, N.Y. to spy on that city’s Somali community, according to an internal Intelligence Division “briefing report” obtained by NYPD Confidential. The NYPD launched its upstate spying operation even though the briefing report notes that the department’s key Buffalo law enforcement official helping…

                    Read More

                      Banaabaxyaashii Somaliland oo Fariin cad u diray beesha caalamka Iyo Cadowga Somaliland oo Ciil la Caraabay!!

                      Marka hore waxaan halkan ka salamaya somalidiasporanews oo runtii hawl warbaahineed oo balaadhan u haysa bulshada somaliland meelkasta oo ay jooganba. Inta ka dib, waxaan halkan doonayaa inaan laba erey ka idhaahdo oo hambalyeeyo banaabaxayaashii reer somaliland ee wacdaraha lama ilaaban ka ah ka dhigay afaafka hore ee No 10 downing street oo ah goobta…

                      Read More

                        Xaalada Syria oo ka sii dareysa iyo xukuumada oo sheegtay in dastuurkii dalkaa la ansixiyay

                        Dimishiq Feb 28,2012(SDN)-Ciidamada Wadanka Suuriya ayaa sii wada duqaynta ay ku hayaan dhulka ay gacanta ku hayaan Mucaaridka ka soo hor jeeda ee deegaanada xaga waqooyi galbeed ku yaala Idlib. Wariyayaasha ayaa sheegaya in Ciidamada Xukuumadu ay hubka culus ee milateriga iyo lidka diyaaradaha ay ku garaaceen mandaqada ay dadka rayidka ahi ku nool yihiin…

                        Read More

                          Xiisad ka dhalatay xil kala wareejintii madaxda Yemen

                          Sanca Feb 28,2012(SDN)-Madaxweynaha Cusub ee Dalka Yemen Cabdu rabuu Maansuur Al Haadi ayaa si rasmi ah xilkii ugala wareegay Madaxweynihii hore ee Wadankaasi Cali Cabdale Saalax kadib markii ay dalkaasi ka dhacday doorasho xor ah. Xil wareejintan oo ka dhacday Xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Sanca ayaa Cali Cabdale Saalax waxa uu xilkii hogaaminta dalkaasi si…

                          Read More

                            Wasiirada Madaxtooyada iyo Kalluumaysiga Somaliland oo ka soo noqday safar aan la shaacin oo ay Jabuuti ku tegeen

                            Hargeysa Feb 27,2012(SDN)-Wasiirada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada Mudane C.laahi Jaamac Cismaan “Geeljire” ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay soo dhamaysteen booqasho shaqo oo ay ku tageen dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa markii ay ka soo…

                            Read More

                              Daraasad lagu sameeyay Qorshaha Magac bedelka iyo Ansixinta Xaafadaha iyo Wadooyinka Caasimada Hargeysa oo la soo afjaray

                              Hargeysa Feb 27,2012(SDN)-Aqoon isweydaarsi mudo laba cisho ah u socday Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Caasimada Hargaysa lagagana hadlayay Qorshaha Magac bedelka iyo Ansixinta Xaafadaha iyo Wadooyinka Caasimada ayaa Maanta lagu soo gabo gabeeyay Mount Royal Huteel . Aqoon isweydaarsigan oo ay iska kaashadeen hay’ada Un Habitat iyo Dawlada Hoose ayaa lagu gorfeeyay hirgelinta barnaamijkan kaas…

                              Read More