Talyaaniga oo ka dalbatay Raiisul warsaare Gaas in uu gacan ka geysto siideynta markab Soomaaliya looga heysto
Rome Feb 02,2012(qurbejoog.com)-Raiisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Mario Monte ayaa ka dalbaday Raiisul wasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya Md Cabdiweli Gaas in uu ka hawlgalo sidii loo sii deyn lahaa markab ay Burcad badeed Soomaali ahi afduubatay dhamaadkii sanadkii hore oo ay la socdeen 18 shaqaale ah Mr Monti ayaa ka dalbaday Md Gaas”In uu qabto…
