Nin Soomaali ah oo reer Minneapolis ah oo qirtay in uu gacan siiyay dhalin Shabaabka ku biirtay
Minneapolis Feb 07,2012(qurbejoog.com)-Nin Soomaali ah oo hore maxkamadi u dhegeysaneysay dacwad lagu soo oogay oo la xidhiidhay in uu gacan siiyay dhalin Soomaali ah oo 2008dii ka tegay Minneapolis oo ku biiray Shabaabka ayaa maanta qirtay in uu denbigaa galay. Axmed Xuseen Maxamuud oo 27 jir ah ayaa qirtay in uu dhalintaas qaar ka mid…
