Dalalka IGAD iyo Mahiga oo dareensan in arrimaha Soomaaliya laga hoos qaaday

    Ottawa Feb 05,2012(qurbejoog.com)-Intii ka danbeysay ku dhawaaqidii reysul wasaaraha Britain in dalkiisu shir u qabanayo Soomaalida ayaa waxa aamusnaan saaid ahi ay soo wejahday madaxda dalalka urur goboleedka IGAD iyo xafiiska QM Soomaaliya u qaabilsan. Siaan hore looga badhan oo gegdeg badani ka muuqdo ayaa xafiiskii UNPOS loogu rarary magaalada Muqdisho si markaa looga hortago…

    Read More

      Carabta iyo reer Galbeedka oo isku si uga cadhooday diidmada China iyo Russia in talaabo laga qaado xukuumada Syria

      New York Feb 05,2012(qurbejoog.com)-Dawladaha Dalalka China iyo Russia ayaa diidmada qayaxan ku horjoogsaday qaraar ay jaamacada Carabta iyo reer Galbeedku wada jir u qoreen oo ka dalbanayay madaxweynaha Syria in uu xilka wareejiyo. Dalalka reer Galbeedka iyo kuwa Carabta ayaa diidmada qaraarka cadho uga jawaabay kuna tilmaamay wax laga xumaado. Halka dalalka Russia iyo China…

      Read More

        Hogaamiyaha Iran oo jawaab ka bixiyay suurtogalnimada weerar dalkaas lagu qaado

        Tehran Feb 04,2012(qurbejoog.com)-Hogaamiyaha sare ee dalka Iran Ayatullah Cali Khamenei ayaa khudbad uu  jeediyay waxa uu uga jawaabay hadalo ka soo yeedhayay bilihii u danbeeyay dalalka reer Galbeedka khaasatan Mareykanka iyo Isreal. Khudbadan oo aheyd mid warbaahinta muuqaalka ee dalka Iran laga sii daayay ayaa inteeda badan aheyd mid afka Carabiga uu ku jeediyay. Hogaamiyaha…

        Read More

          The pirate nobody wants

          Abdulahi Ahmed Guelleh, 36, was freed on 30 November 2011. Just before midnight the warders at La Santé prison in Paris, where he had been locked up for several months, threw him out. He was frightened, and did not want to leave. He knows very little about France, even though he has spent more than three…

          Read More

            Deaths among Somali children still exceed famine rate

            NAIROBI (AlertNet) – The death rate among displaced children in the Somali capital Mogadishu remains above the famine threshold, despite the United Nations’ announcement on Friday that famine has ended in the war-torn Horn of Africa nation. An exceptional harvest after good rains and food deliveries by aid agencies have improved conditions in the three…

            Read More

              Surveillance drone crashes in Somali capital

              MOGADISHU, Somalia (AP) — Witnesses say a surveillance drone has crashed into a refugee camp in the Somali capital. Drones have been used by the U.S. to attack or observe al-Qaida-linked militants in the Horn of Africa nation. Refugees and soldiers in Mogadishu’s Badbado camp say they watched the drone crash Friday into a hut…

              Read More

                Duyuurad nooca dhulka laga hago oo Muqdisho ku soo dhacday

                Muqdisho Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Duyuurad aaney cidi wadin oo ah nooca dhulka laga hago oo aan la garan cida leh ayaa maanta ku soo dhacday mid ka mida xeryaha qaxootiga ee ku yaal caasimada dalka Soomaaliya. Duyuuradaha noocana ayaa hore waxa u isticmaalay dalka Mareykanka mar uu weeraro ku qaaday dhawr jeer kooxaha uu bartilmaansado ee xagjirka…

                Read More

                  Dibedbaxyo Rabshado wata oo dib uga soo cusboonaaday Qaahira

                  Qahira Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Dalka Masar ayaa isku soo baxayaashii xilka ka tuuray madaxweyne Mubaarik dib ugu soo noqdeen beerta Taxriir si culeys ay ugu saaraan ciidamada talada xejistay ee dalkaasi. Isku soo baxayaasha ayaa cadho weyn ka muujiyay sida ciidamada amnigu u daawadeen xasuuq dhawaan ka dhacay magaalada Port Saciid oo lagu laayay ilaa 80 qof…

                  Read More

                    UN declares Somali famine over but warns of risks

                    NAIROBI, Kenya (AP) — The United Nations said Friday that Somalia’s famine is over, but the world body’s Food and Agricultural Organization warned that continued assistance is needed to stop the region from slipping back. The world body moved the crisis from the top step of a five-point scale — based on the death rate…

                    Read More

                      Kulan Xalay fiidkii ka dhacay Madaxtooyada Somaliland oo axsaabta dalku iskula qaadatay ka qeybgalka shirka London

                      Hargeysa Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Waxa xarunta Madaxtooyada ee Somaliland shalay la isgu gabal dhacsaday kulan saacado qaatay oo sadexda xisbi Qaran ee Kulmiye UDUB iyo UCID ka yeesheen shirka Somaliland lagu casuumay ee bishan dhamaadkeda ka dhacaya London. Sadexda xisbi Qaran ayaa kulan hore u dhacay ku dalbaday in loo kala cadeeyo doorka Somaliland ee shirka Soomaalida…

                      Read More

                        Sheekh Saciid Cali Axmed oo Talooyin wax ku oola u jeediyay Soomaalida colaaduhu madax mareen ee Qurbaha ku nool(DHEGEYSO)

                        Ottawa Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Sheekh Saciid Cali Axmed ayaa dhawaan talooyin wax ku oola u jeediyay Soomaalida Qurbaha ku nool ee la kala safan dhinacyada Siyaasada ee degaanada Soomaalida. Sheekhu waxa uu xusuusinayaa Shacabka Qurbaha ku nool waxa Diintu ay ka qabto colaadaha Noocana iyo saameynta ay bulshada qurbejooga ku leeyihiin colaadaha. HALAKAN GUJI SI AAD UGA…

                        Read More

                          K’naan Warsame:Mitt Romney ma isticmaali kartid Heesteyda

                          Toronto Feb 02,2012(qurbejoog.com)-Fanaanka Soomaaliyeed ee reer Canada K’naan Warsame ayaa war uu maanta ku baahiyay barta Internetka ee Twitter in musharaxa u tartamaya in uu hanto musharaxnimada xisbiga Jamhuuriga ah ee dalka Mareykanka Mitt Romney in aanu isticmaali karin heestiisa Wavin Flag. Mitt Romney oo xalay kolkuu hantay taagereyaasha xisbiga Jamhuuriga ee gobolka Florida waxa…

                          Read More