Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka,Kalluumaysiga iyo Ganacsiga oo Maanta ka qayb galay kulan lagu shaacinayay Tayada Agabka Shaqada iyo Shaqaalaha

    Hargeysa Mar 18,2012(SDN)-Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka,Kalluumaysiga iyo Ganacsiga ayaa Maanta ayaa ka qayb galay kulan lagu shaacinayay Tayada Agabka Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaarada Caafimaadka oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa. Waxaa ujeedada ugu waynayd ee kulankani salka ku haysay sidii loo ilaalin lahaa xuquuqda qofka shaqaalaha ahi leeyahay iyo qaabka ugu haboon ee…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socda Dalka Turkiga

      Hargeysa, 18, Mar 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Ha’yada dalka Turkiga u qaabilsan iskaashiga iyo xidhiidhka oo hoos yimaadda Raysal wasaaraha dalkaasi. Waxyaabihii kulankaasi lagu falanqeeyay waxa war-saxaafadeed ka soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), war-saxaafadeedkaas oo nuqul ka mid ahi…

      Read More

        Guddoomiyaha cusub ee Hay’ada Shaqaalaha oo maanta Xilka la wareegay

        Hargeysa, 18, Mar 2012 (SDN)- Guddoomiyaha cusub ee Hay’ada Shaqaalaha Dawladda Nuux Sheekh Muuse Ducaale ayaa xilkii kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Hay’adaas Muxumed Aw-cabdi. Munaasibada xil wareejinta oo maanta ka qabsoontay xarunta Hay’ada Shaqaalaha wax aka qaybgalay Wasiirka sii haya xilka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marwo Ilhaan Maxamed jaamac , Madax kale oo…

        Read More

          Somaliland: Urur-siyaasadeedyada cusub oo maanta waajahay shuruudihii u dambeeyay ee guddiga Diiwaangelinta Ururada iyo Ansixinta Asxaabta

          Boorama 18, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ururada cusub ee siyaasadda Somaliland, ayaa maanta waajahay shuruudihii u dambeeyay ee guddiga Diiwaangelinta Ururada iyo ansixinta Asxaabta siyaasaddu ku xidheen. Guddiga Diiwaangelinta Ururadu waxay maanta wejigii ugu dambeeyay ee kala-hufida ururada tirada badan ay ka bilaabeen magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ee Galbeedka Somaliland. Hawlgalka guddiga Diiwaangelintu ka…

          Read More

          Maxaa Kala Haysta Barcelona Iyo Ac Milan (Uefa Quarter Final)

          UEFA-Sat-03-17-2012-qurbajoognews.com- Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku lafa gureynaa koobka horyaalka yurub oo si habsami ah u socda waxaana isku soo hadhay 8– Naadi oo kala ah, Apeol Mcusia,Real Madrid,Mareille,Bayeren Munich,Benfica,Chelsea,Ac Milan,Barcelona.(Quarter Final) Haddaba koobkan horyaalka yurub oo runtii aad u xiisa badan ayaa   Naadiyaal ku caan ahaa koobkan  horeyna ku guuleystey dhowe jeer koobkan ayaa…

          Read More

            Dhamaan Masuuliyiinta Madaxtooyada iyo shaqaalahoodu waxay tacsi u dirayaan Madaxweyne kuxigeenka Somaliland

            1.     Wasiirka Madaxtooyada JSL  Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan 2.     Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) 3.     Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdi Xasan Madar 4.     Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL  Mudane Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case) 5.     Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi 6.     Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL…

            Read More

              Qaraxyo ruxay magaalada Dimishiq ee Suuriya

              Dimishiq Mar 17,2012(SDN)-Wasaaradda  caafimaadka  ee dalka Suuriya  ayaa maanta  sheegatay  in ay  dhinteen  todoba  iyo labaatan qof,  halka tiro badanina  ku dhaawacantay  ka dib markii laba qaraxay  ka dhaceen  caasimadda dalkaasi ee Dimishiq. Saraakiisha caafimaadku waxa ay  intaasi ku dareen  in  qaraxii u horeeyey  ka dhacay  xarunta  saldhiga  ciidamda wardoonka  ee dalkaasi,  halka  qaraxa kalena…

              Read More

                Waxgaradka degmooyinka Maxamuud Heybe iyo Axmed Dhagax oo taageero u muujiyay xukuumada Somaliland

                Hargeysa Mar 17,2012(SDN)-Dadweyne isugu jira cuqaal, waxgarad iyo aqoon yahan ayaa maanta Hoteelka Dalxiis ku qabtay kulan ay ku taageerayaan go’aanka madaxweynaha uu ku qaatay ee isbadalka dhawaan uu ku sameeyey xukuumaddiisa. Waxaanay xubnahaasi sheegeen in ay dhaliilayaan cid kasta oo si kale u aragtay go’aamadii lagu xidh xidhay masuuliyiinta lagu eedeeyey musuq maasuqa, iyagoo tilmaamay…

                Read More

                  Wasiir ku-xigeenka wasaarada arrimaha dibedda Somaliland oo xilkii la wareegay

                  Hargeysa Mar 17,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee Somaliland Md Maxamed c/laahi cumar ayaa maanta si rasmi ah xilkii loosoo igmaday ugu wareejiyey wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradda md mawliid maxamuud ibraahim. Munaasibada xil wareejinta oo ka dhacday xarunta wasaaaradda ayaa wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Dr Maxamed C/laahi cumar waxa uu xilkii…

                  Read More

                    Wefdi ka socda Baanka horumarinta Africa oo Somaliland booqanaya

                    Hargeysa Mar 17,2012(sdn)-Wefti balaadhan oo ka kooban Bankiga Horumarinta Afrika ayaa maanta socdaal shaqo ku yimid caasimadda Somaliland ee hargaysa. Weftigan oo uu hogaaminayo Dr Cabdiraxmaan Beyle oo ka tirsan mas;uuliyiinta bankigaasi ayaa waxaa Garoonka caalamiga ah ee Cigaal International Airport ku soo dhoweeyey mas;uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo ay ka mid yahiin wasiirada…

                    Read More

                      Xubnaha ku loolamaya Jagada ku-xigeenka 1aad ee Wakiillada oo isa soo taraya iyo ku-xigeenkii 2aad oo ka mid noqday tartamayaasha

                      Hargeysa, 17, 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiillada ayaa fadhigii maanta ku ansixiyay aqbalaada is-casilaadii Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golahaas Cabdicasiis Maxamed Samaale oo loo magacaabay Wasiirka Maaliyada. Fadhigan oo uu shirguddoominyay Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxay mudanayaashii madasha kazoo xaadiray ka aqbaleen Guddoomiye ku-xigeenkoodii is-casilaad uu dhawaan u gudbiyay Shirguddoonka. Dhinaca kale, Guddoomiye Ku-xigeenka…

                      Read More

                        Eritrea oo shaacisay in aaney weerarcelin sameyneyn

                        Asmara Mar 17,2012(SDN)-Dawlada Eritreaa ayaa caalamka u cadeysay in aaney damacsaneyn in ay jawaab weerar celin ah ku qaadi doonin Itoobiya oo maalinimadii Khamiista shaacisay in ay weeraratay xeryo ku yaal guddaha dalkaa. Wariirka Arrimaha dibedda ee dalka Eritrea Cali Cabdo ayaa saxaafada u xaqiijiyay in dalkiisu aanu dagaal doon aheyn. “Kuwa dagaalada ku degdegaa…

                        Read More

                          Maxamed Xaashi oo eeday damaca Kulmiye iyo madaxweyne Siilaanyo cida uu xisbiga la doonayo

                          Hargeysa Mar 17,2012(SDN)-Xil ka qaadidii Wasiirkii hore ee maaliyada Maxamed Xaashi ayaa xil ka qaadidiisa lagu micneeyay laba arimood oo iska horkeenay masuulkan iyo madaxweyne Axmed Siilaanyo. Midi waa ta ka soo horjeedka siyaasada cusub ee arrimaha dibedda ee Somaliland ee ku wejahan ka qeyb galka Shirarka Soomaalida loo qabto iyo wadahadal lala galo dawlada…

                          Read More

                            Madaxweynaha Somaliland oo dhambaal tacsi ah u diray kuxigeenkiisa

                            Hargeysa 16, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici). Sida lagu sheegay qoraal kooban oo afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdullaahi M. Daahir (Cukuse) soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu Madaxweyne kuxigeenka ka tacsiyadeeyay aabihii oo Jimcihii maanta ku geeriyooday magaalada Boorama ee xarunta gobolka…

                            Read More

                              Shirkadda Telesom oo Abaal-marino kala duwan ku maamuustay qaar ka mid ah Shaqaalaheeda

                              Hargeysa 16, March 2012 (Qurbejoog.com)- Shirkadda ugu wayn dhinaca Isgaadhsiinta gobolka Geeska Afrika ee Telesom, ayaa abaal-marino kala duwan ku maamuustay qaar ka mid ah hawlwadeenadeeda. Shirkadda Isgaadhsiinta eeTelesom waxay xalay xaflad si heer sar ah loo soo agaasimay u qabtay shaqaalaheedii loo aqoonsaday inay ugu wanaagsanaayeen sanadkii 2011, kuwaasoo lagu abaal mariyay abaal-marino maaliyadeed,…

                              Read More