Dhadhaab oo laba ruux lagu dilay,mid kalena lagu dhaawacay
Dhadhaab Mar 15,2012(SDN)-Laba ruux oo ka mida qaxootiga Soomaalida ah ee ku jira xerada Dhabdhaab ee dunida ugu weyn ayaa xalay lagu dilay xeradaasi. Sidaana waxa saxaafada u sheegay afhayeen u hadlay UNHCR oo xeraadaasi gacanta ku heysa. “Waxaanu xaqiijineynaa in xalay laba ruux la dilay halka mid kalena la dhaawacay”ayaa lagu yidhi qoraal QM…
