Wasiir Duur oo si adag uga jawaabay eedaymo uu ujeediyay Dr Gaboose

    Hargeysa, 13, Mar 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa si adag uga jawaabay eedaymo uu dhawaan u jeediyayWasiirka hore Arriimaha Gudaha, ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasaddeedka UMMADA Dr Maxamed Cabdi Gaboose, waxaanu Dr.Gaboose arxan-darro ku tilmaamay hawlgalkii Wasaaradda Daakhiliga iyo Dawladda Hoose ku fulliyeen danyarta suuqyada Hargeysa. Wasiirka Arrimaha Gudaha…

    Read More

      Xaalada Suuriya oo ka sii dareysa iyo ururka Human Rights Watch oo canbaareysay xukuumada dalakaasi

      New York Mar 13,2012(SDN)-Hay’ada xuquuqda  aadamaha ee lagu  magacaabo Human Right  Watch  ee fadhigeedu  yahay   magaalada New York , ayaa maanta ku eedeysay ciidamada  qaranka  ee Suuriya in ay  miinooyin dhigaan wadooyinka ay dadka soo  qaxaya dalkaasi uga  gudbaan Lubnaan iyo  wadanka Tukriga . Hayadu  waxa kale oo ay sheegtay  in ay  hayso cadaymo  sheegaya…

      Read More

        Obama iyo Cameron oo Washington ku kulmay

         Washington Mar 13,2012(SDN)-Raiisal wasaaraha Ingiriiska  Mr. David Cameron ayaa maanta booqasho rasim  ah oo qaadaynaysa  sedex cisho  ku tagaya caasimada dalka Mareykanka  ee Washington ,  si uu kulamo ula yeesho madaxda maamulka mareykanka  gaar ahaam Madaxweyne Barack Obama .   Arimaha ugu muhiimsan ee Mr.Cameron  kala hadli doono   maamulka Mareykanka ,waxa la sheegay in ay tahay…

        Read More

          Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland iyo Shirkad Itoobiyaan ah oo si wadajir ah u saxeexay heshiis lagu dhisayo Madaarka Berbera

          Hargeysa, 13, Mar 2012 (SDN)- Wasaaradda Duulista Hawada ee Somaliland ayaa heshiis la saxeexatay shirkad laga leeyahay dalka Itoobiya, taasoo ku guulaysatay dhismaha madaarka magaalada Berbera. Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi  iyo Habtame Mingiste oo ka mid ah shirkada ku guulaysatay dhismaha Madaarka Berebra ayaa si wadajir ah u saxeexay heshiiska hirgelinta dhismaha….

          Read More

            For Somalia, lessons from stable breakaway north

            HARGEISA, Somalia — Banknotes in piles the size of desks lie on a dusty street guarded by dozing civilians — money exchange offices in Somaliland, the northern breakaway state of war-torn Somalia. While war rages in southern Somalia — where regional armies and government troops battle Shebab fighters allied to Al-Qaeda — the relative stability…

            Read More

              Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo furay kulan lagu naaqishayo Xeerka aasaaska Hay’ada Maamul Wanaaga

              Hargeysa, 13, Mar (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta aqoon is-waydaarsi lagu darsayo Xeerka aasaaska Hay’ada Maamul Wanaaga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa ka furay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Aqoon isweydaarsigan oo socon doona muddo saddex maalmood wax aka qayb qaadan doona, Xildibaanno, Garyaqaano iyo ardayda Jaamacadaha dalka. Guddoomiye ku-xigeenka Hay’ada…

              Read More

                Baarlamaanka cusub ee Masar oo eryay Danjirihii Israa’iil u joogay Qaahira, maxay tahay sababtu?

                Qaahira 13, March 2012 (Qurbejoog.com)- Baarlamaanka cusub ee dalka Masar, ayaa eryay Safiirka dawladda Israa’iil u joogay caasimadda Qaahira, isla markaana joojiyay Gaastii ay u dhoofin jireen Israel. Aqalka hoose ee Baarlamaanka Masar, waxa uu Isniintii maanta cod buuxa ku meelmariyay eriga danjiraha Israa’iil u joogay Qaahira iyo joojinta Gaasta loo dhoofiyo dalkaas, waxayna codbixinta…

                Read More

                  Maxaad kala socotaa mashaariicda Midawga Yurub ay ka hirgelineyso Somaliland

                  Hargeysa Mar13,2012(SDN)-Mashaariic horumarineed ee Midawga Yurub ka hirgelinayo Jamhuuriyada Somaliland ayaa ah qaar sanado qaadan doona oo ay ku bixi doonto €62 million. Mashaariicdan oo ah 63 ayaa 27 ka mid ahi ay ku wejahan yihiin dhanka dawlada wanaaga oo ku kici doona €21.9 million.  Dhanka waxbarashada ayay reer Yurub maalgelinayaan 13 mashruuc oo ay…

                  Read More

                    Huge gas finds put east Africa on the map

                    Norwegian oil company Statoil (STO-N28.02—-%)does not normally have naval patrols guarding its drilling operations. But not everywhere it operates is threatened by Somali pirates. Statoil set the oil industry abuzz late last month when it announced it had found huge volumes of natural gas off the coast of Tanzania, confirming east Africa’s reputation as one…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Gobolka Hawd oo sheegay in abaaro ka jiraan gobolkaasi

                      Baligubedle Mar 12,2012(SDN)-Gudoomiyaha Gobolka Hawd Jamaal Xuseen Hure ayaa Maanta daboolka ka qaaday xaalad abaareed oo ka taagan deegaamada kala duwan ee gobolkaas isla markaana ugu baaqay Xukuumada,Hay’adaha Samo falka iyo Ganacsataduba sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen gurmad loo fidiyo dadka ku tabaaloobay abaartan. Guddoomiyaha ayaa ka xog waramay Xaalada Guud ee nabadgalyo iyo…

                      Read More

                        Waxgaradka degmeda Sabo wanaag oo maanta lacago ugu yaboohay horumarka degmedaas

                        Hargeysa Mar 12,2012(SDN)-Shir ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin,Ganacsato,iyo Waxgarad ka soo jeeda degmada Sabo wanaag ayaa Maanta lagu qabtay huteelka Kaah ee Caasimada Hargaysa kaas oo lagaga hadlayay horumarinta degmadaas isla markaana lagu uruuriyay qaadhaan lacageed oo kor u dhaafaya Boqol kun oo dollar. Shirkan waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga Mudane C,laahi…

                        Read More

                          Guddoomiyaha Hay’ada Maamul Wanaag iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa oo ka hadlay baadhintaanno ay ku wadaan Raashin la lunsaday

                          Hargeysa, 12, Mar 2012 ?(SDN)- Guddoomiyaha hay’adda maamul-wanaaga iyo la-dagaalka musuqmaasuqa Axmed Muxumed Madar, ayaa markii ugu horreysa ka hadlay baadhitaan ay ku wadaan raashin la sheegay in la lunsaday oo masuuliyiin xukuumadda ka tirsan qaarkood loo xidh xidhay Guddoomiyaha hay’adda maamul-wanaaga iyo la dagaalka musuqmaasuqa oo saxaafadda la hadlay isaga oo ku sugaan barxadda…

                          Read More

                            Ciidamada Booliska Hargeysa oo soo qabtay deeqdii raashinka aheyd ee dhawaanta la lunsaday

                            Hargeysa Mar12,2012(SDN)-Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska ahna Taliye ku Xigeenka Ciidanka booliska C.raxmaan Liibaan Axmed “Fooxle”  ayaa shir jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xarunta Taliska Guud ee Caasimada Hargaysa waxa uu ku cadeeyay inay Xalay  ka qabqabteen Xaafadaha Idaacada iyo Ganad Lix gaadhi oo ka  mid ahaa deeqdii raashinka ahayd ee la musuq maasuqay….

                            Read More