SAS TARGETS SOMALI TERROR FORCES

    BRITISH Special Forces are fighting a covert war in Somalia against Islamic militants. Up to 60 commandos are working on the ground with Kenyan forces to target terrorists inside the East African state. The news comes just a week after the Attorney General Dominic Grieve gave the green light for UK Special Forces raids on…

    Read More

      Britain oo shaacisay in ciidamadeedu ka hawlgalayaan Soomaaliya

      Nairobi Mar11,2012(SDN)-Dawlada Britain ayaa u dirtay ciidamadeeda commandoska si ay gacan u siiyaan ciidamada Kenya ee sanadkii hore galay dalka Soomaaliya. Xogtan ayaa soo baxaysa todobaad ka dib kolkii uu xeer ilaaliyaha guud ee dalka Britain Dominic Grieve faray ciidamada Britain in ay weeraraan xarumaha brcad badeeda ee Soomaaliya. Ciidamada Britain ayaa bartilmaansanaa madaxda Kooxda Al Shabaab oo…

      Read More

        Aqoon isweydaarsi ay si wada jir ah u soo qabanqaabiyeen wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Hay’adda wadaniga ah ee IFAD oo ku saabsanaa horumarinta reer Miyiga oo Hargeysa lagu qabtay

        Hargeysa Mar 10,2012(SDN)-Aqoon isweydaarsi ay si wada jir ah u soo qabanqaabiyeen wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Hay’adda wadaniga ah ee IFAD  ayna ka soo qayb galeen 15 dhakhtar, ahna mashruuca isku dhafka horumarinta reer Miyiga oo soconayey muddo todoba cisho ah ayaa maanta lagu soo gebegabeeyey Hotel maansoor ee Magaalada Hargaysa. Waxaa Ugu horayn munaasabadaasi ka…

        Read More

          Hambalyo Meher Wacan

          1.    Wasiirka Madaxtooyada JSL                                                                         Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan 2.    Af-hayeenka Madaxtooyada JSL,                                                            Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) 3.    Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL,                                         Mudane Cabdi Xasan Madar 4.    Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada    JSL                                 Mudane Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case) 5.    Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL                      Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi…

          Read More

            BERBERI WAXAY EEDAY ANAA LEH!!!

            Geeska Afrika waxaa ugu fac-weyn magaalooyinka ku teetsan Xeebaha, ee ay ka midka yihiin: Saylac, Bulaxaar, Berbera, Xiis iyo Maydh. Waxaa Qadiiminimadda u dheeraa magalooyinkaas Xadaarad aad u horaysa oo ay ka gaadheen dhinacyadda kala duwan ee nolosha sida: Diinta Islaamka, Ganacsiga, Kala duwananshaha dadka ku Nool, Luuqadaha iyo Dhaqanadda kala duwan. Haddii aynu taariikhda…

            Read More

              Somaliland: Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ku dhawaaqay magacyada xulka kubadda Cagta ee Qaranka, akhri magacyada ciyaaryahanada

              Hargeysa 10, March 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland Mr. Cabdi Siciid Faahiye, ayaa markii u horeysay shaaciyay magacyada xulka kubadda Cagta ee qaranka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, wasiirku waxa uu magacaabay 26 ciyaaryahan oo uu ku magacaabay liiska xulka qaranka, wuxuuna warsaxaafadeedkaas oo dhamaystirani u…

              Read More

                Dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo Adis Ababa ku shiraya,maxay tahay sababtu?

                Adis Ababa Mar 10,2012(SDN)-Dalalka ciidamaoodu ka hawgalaan Soomaaliya ayaa kulan ku qaatay magaalada Adis ee xarunta Itoobiya. Dalalkan ayaa ka shiray habka ay u qeybsnaayaan hogaanka talis ee ciidamada AMISOM. Waxa kale oo laga hadlayay shirka jiheynta hawgalada ciidamadooda iyo qorshaha dagaal. Macada cida la weereegeysa hogaanka AMISOM iyo sida dalalkaasi ugu heshiiyeen xilalka la wadaagayo….

                Read More

                  Halkan ka akhriso nuxurka digreetada uu Madaxweynaha Somaliland xilka kaga qaaday saddex masuul oo CID-da ku xidhan iyo sababta uu u cuskaday

                  Hargeysa 10, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilalkii ka qaaday saddex masuul oo hadda ku xidhan xarunta laanta Dambi-baadhista (CID) ee caasimadda Hargeysa, ka dib markii ciidanka amnigu maanta qabqabteen. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray Afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Madaxweyne Siilaanyo waxa uu masuuliyiintaas oo kala…

                  Read More

                    UN Somali ‘Surge’ vs. Al Shabab Expansion

                    In a worrying sign for the powers that be in the west, the Somali national resistance under the umbrella of Al Shabab has made its first major breakthrough in the northern region of Somalia by bringing into its folds the Islamic Resistance in Puntland. With Al Shabab this past year having unified all the major…

                    Read More

                      Soldiers gun down six Somali Al-Shabaab fighters: official

                      NAIROBI (Xinhua) –– Troops from Kenya and Somali government on Thursday killed at least six Al-Shabaab fighters and dozens of others injured during an ambush in southern Somali town of Afmadow in the latest crackdown on the insurgents, military official said. Kenya’s Military Spokesman Major Emmanuel Chirchir during the 10:00 GMT ambush some guns and…

                      Read More

                        WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Siilaanyo oo xilkii ka xayuubiyay 3 Masuul oo lagu eedeeyay lunsi mucaawino masaakiin leedahay iyo Saylici oo ka hadlay

                        Hargeysa, 10, Mar 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xilkii ka qaaday saddex masuul oo ka tirsan Xukuumaddiisa, ka dib markii lagu eedeeyay lunsi mucaawino dad dan yar ahi lahaayeen, kuwaasoo isla maantaba xabsiga loo taxaabay. Masuuliyiintan oo kala ah Guddoomiyihii Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar (Xamarje), Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Dibu-dejinta…

                        Read More

                          Ciidamada ammaanka oo xabsiga u taxaabay Badhasaabka Gobolka M/roodi-jeex iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dibu-dejinta

                          Hargeysa, 10, Mar (SDN)- Masuuliyiin ay ka mid yihii Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarje), Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Dibu-dejinta Axmed Cilmi Yare iyo xubin ka tirsan hawlwadeennada Madaxtooyada ayaa lagu xidhay xarunta demibi-baadhista ee magaalada Hargeysa. Xadhiga masuuliyiintan ayaa wararku sheegayaan inay la xidhiidho raashin loogu talogalay dad danyar ah oo maalmihii…

                          Read More

                            11 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Gabiley oo xabsiga la dhigay iyo ujeedada xadhigooda

                            Gabiley, 10, Mar 2012  (SDN)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha deegaanka Gabiley oo xabsiga lagu guray ka dib markii ay isku dayeen inay qabsadaan fadhi aan caadi ahayn, si xilka uga tuuraan Maayarka magaaladaaas Marwo Khadra Xaaji Gaydh oo muddooyinkii u dambeeyay xilka guddoomiyenimo haysay, isla markaana ugu doortaan maayar cusub. Ciidamadda ammaanka ayaa ka hor…

                            Read More

                              Midawga Africa:Ciidamada Itoobiya waa in ay magaalooyinka ay qabsadeen ku wareejiyaan AMISOM

                              Adis Ababa Mar 10,2012(SDN)-Madaxa Amniga ee Midawga Africa ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya laga saarayo labo magaalo oo ay dhawaan ka qabsadeen maleeshiyaadka Shabaabka. Dhamaadka bisha inagu soo fool leh ee April ayaa lagu wadaa in 2,500 oo ka mid ah ciidamada AMISOM ee Jabuuti,Burundi iyo Ugaandha ayaa la wareegi doona magaalooyinka Baydhabo iyo Beledweyne….

                              Read More

                                Xisbiga Mucaaridka ah ee ARD oo Tadjourah ku qabtay isu soo bax aan noociisa hore Jabuuti loogu arag(DAAWO SAWIRADA)

                                Tadjourah Mar 10,2012(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ARD ee Jamhuuriyada Jabuuti ayaa waxa uu isu soo bax ka fajiciyay taageereyaasha RPP ku qabtay magaalada Tadjourah. Isu soo baxan oo qeyb ka ah dibedbaxyo taxane ah oo xisbigaasi ku baaqay in ay ku qabanaayaan guud ahaan dalka. Madaxda Xisbiga ARD oo guddaha iyo dibeddaba ka kala yimi ayaa…

                                Read More