Iraan oo looga dareeray doorashooyinkii Baarlamaanka

    Tehran Mar 02,2012(SDN)-Codbixiyaasha    wadanka Iraan ayaa ka   qayb qaadanaya doorashooyin   lagu soo dooranaayo    290 xubnood oo ka mid noqonaya golaha barlamaanka ee wadankaasi Iraan. Doorashadani ayaa noqonaysa tii ugu horeysay ee wadankaasi ka dhacda  tan iyo sanadkii 2009-lii xiligaasi oo dalkaasi ay ka dhacday  doorashadii xaga madaxtiniumada  ee lagu soo doortay madaxweyne Maxamuud Axmed Najaad,…

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Dibedda oo ka warramay nuxurka khudbadii Madaxweyne Siilaanyo

      Hargeysa, 02, March 2012 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar ayaa tafaasiil ka bixiyey nuxurka Khudbadii Madaxwayne Siilaanyo ka jeediyey shirkii Soomaalida ee 23-kii February ka furmay Magaaladda London ee Xarunta dalka Britain, kaas oo sheegay in khudbadaasi ay kor u qaaday qadiyadii Aqoonsi raadiska ee Somaliland, isla markaana sababay inuu sare…

      Read More

        Somali troops seize Shebab positions in Mogadishu

        MOGADISHU — African Union-backed Somali government troops attacked and seized positions of hardline Shebab insurgents in the war-torn capital Mogadishu on Friday, officials said. An artillery barrage at daybreak poured down on a northeast district — which AU forces claim was already largely abandoned by civilians — before tanks and ground troops moved into the…

        Read More

          Somali runner: Decision to amputate was best I ever made

          LONDON (AlertNet) – During Somalia’s civil war, Abdifatah Dhuhulow sustained a wound that led to his leg being amputated some years later. Remarkably, the loss of a limb helped Dhuhulow, who came to Britain as a refugee, discover a talent for long-distance running. In 2008, he completed the London marathon in just over three hours….

          Read More

            UK: Ururka SSE oo ka hadlay xaaladda Caafimaad ee Wasiirul-dawlaha Khaarajiga Somaliland, baaq taageero ahna ka soosaaray shirkii London

            London 02, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ururka Somaliland Societies in Europe oo magaciisa loo soo gaabiyo SSE, ayaa ka hadlay xaalada caafimaad wasiiru-dawlaha Khaarajiga Somaliland Dr. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan oo todobaadkii u dambeeyay xaalad caafimaad u jiifay cusbatal ku yaala magaalada London. Ururka oo warsaxaafadeed ka soosaaray London, waxa uu sheegay in xaalada caafimaad ee wasiirku…

            Read More

              Itoobiya oo deked u doonatay Kenya iyo saameynta ay ku yeelan karto Jabuuti iyo Somaliland

              Nairobi Mar 02,2012(SDN)-Dawladaha dalalka Itoobiya iyo Konfurta Suudaan ayaa dhawaan heshiisyo kala duwan la sexeexday dalka Kenya si markaa ay shacabkooda uga faaiideyaan dekedaha dalkaasi. Dawlada Itoobiya ayaa todobaadkan la sexeexatay dalka kenya heshiisyo ganacsi oo labada dal dhexmara,khaasatan mid ay labada dal ku dhisayaan tareen isaga goosha magaalada xeebta ah ee Lamu iyo caasimada…

              Read More

                Madaxda dalalka Kenya iyo Itoobiya oo baaq u jeediyay Soomaalida

                Nairobi Mar 02,2012(SDN)-Madaxda dalalka Kenya iyo Itoobiya ayaa kulan ay ku yeesheen dalka Kenya ayay uga hadleen arrimo la xal u helida xaalada murugsan ee dalka Soomaaliya. Reysul wasaaraha dalka Itoobiya Meles Zenawi iyo Madaxweynaha Kenya Moi Kibaki ayaa wada jir baaq ugu diray Soomaalida. Masuuliyiinta ayaa ugu baaqay Soomaalida in ay u midoobaan sidii…

                Read More

                  Ciidamada Syeria oo mucaaridkii hubeysnaa ka saaray Homs

                  Homs Mar 02,2012(SDN)-Ciidamada dalka Syria ee afarta todobaad duqeynta ba’an ku hayay Homs ayaa maanta gebi ka saaray magaaladaas ciidaamo mucaarid ah oo halkaa fadhiisin ka dhigtay. Xukuumada Bashar Al Asad ayaa guushaa dabadeed u ogolaaday heyada Laanqeyrta cas in ay gasho guddaha Baba Camar oo ah halka dagaalada intooda badani ay ka dheceen. sidoo…

                  Read More

                    Kenya and Ethiopia tells Somalis to take charge of destiny

                    Kenya and Ethiopia have called on Somali leaders to resolve their disputes peacefully to achieve sustainable peace and political stability in their country. President Mwai Kibaki and Ethiopian Premier Meles Zenawi emphasised that while regional and international leaders had collectively helped to restore peace, order and political stability in Somalia, the destiny of the country…

                    Read More

                      Xafiiska Samafalka u qaabilsan madaxtooyada Somaliland oo qaabilay wefdi ka socda Qadar oo dalka Gargaar keenay

                      Hargeysa Mar 01,2012(SDN)-Agaasimaha Xafiiska Samo falka Madaxtooyada iyo Mas’uuliyiin ka tirsan hay’ada African Relief Community ayaa Maanta dalka ku soo dhaweeyay wefti ka tirsan dawlada Qadar oo Gargaar u sida dadka danyarta ah . Weftigan oo ka kooban Laba iyo Toban ruux kana soo degay gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airport waxa ay sidaan  gargaar…

                      Read More

                        Dawlada Hoose ee Hargeysa oo maalintii labaad sameysay wado baneyn

                        Hargeysa Mar 01,2012(SDN)-Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta maalintii labaad oo xidhiidh ah hawl-gal balaadhan oo waddo banayn ah ka fulisay jidka badhtamaha magaaladda Hargeysa. Hawl-galkan waxa saaka lagu burburiyay sanadaqadaha, miisaska iyo saxaaradaha, kollayadda jaadka, Buulal,Banjarlayaal iyo Waxyaabo kale oo wax u dhimaya bilicda Caasimada oo ku teedsanaa wadada u dhaxaysa Saldhiga dhexe ee…

                        Read More

                          Gollaha Xuquuql Insaanka ee QM oo canbaareeyay Xukuumada Syria

                          Geneva Mar 01,2012(SDN)-Golaha  xuquuqal insaanka qaramada midoobay ayaa ansixiyey qaraar canbaaraynaya  dalka Suuriya   dagaalka   ay kula jirto  dadkeeda  iyo in gargaar la gaadhsiyo dadka tabaalaysan  inay  ogolaato . Ansixinta  qaraarkan oo ka dhacay xarunta  golahaasi  ee Geneva, ayaa  ah qaraar  loogu  tala galay in cadaadis  lagu  saaro Suuriya  , waxaana  qaraarkan ogolaaday oo ansixiyey shan…

                          Read More

                            Magacyada Shaqsiyaadka iyo ururada ku guulaystay Abaal-marimaha Mahrejaankii ka socday Hargeysa (Daawo Sawirada)

                            Hargeysa 01, March 2012 (Qurbejoog.com)- Tartan ku saabsanaa filimada, sawir-gacmeedyada, gabayada iyo ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo saddexdii maalmood ee u dambeeyay ka socday magaalada Hargeysa, ayaa maanta la soo gebogabeeyay. Tartankaas oo ay soo qabanqaabisay shirkada Kow Media Corporation, isla markaana ay maalgelisay hay’adda caalamiga ah ee IREX Europe, waxa xidhitaankiisii ka qaybgalay guddoomiyaha…

                            Read More

                              Baarlamanka UK oo ansixiyay sharci dhimid ku sameynaya Gacan qabadka la siiyo Saboolka

                              London Mar 01 2012(SDN)-Barlamaanka dalka UK  ayaa ansixiyey sharci xad u yeelo dona  lacagta la siiyo  qoysaska  aan shaqo haynin ee ku nool  dalka Ingiriiska , iyadoo  xadka laga  dhigayo in qoysku uu qaato kow iyo afartan kun oo dalar sanadkii. Dawladda UK ayaa iyadu waxay dhib  kala kulantay  ansixinta sharcigan , iyadoo  uu dhaleeceeyey qaraarkan  aqalka…

                              Read More

                                Hawlgalkii Dawladda Hoose oo galaaftay Dhir badan oo manaafacaad leh yo Masuuliyiin Wasaaradda Deegaanka oo cambaareeyay arrintaas

                                Hargeysa, 01, March 2012 (SDN)- Masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland ayaa cambaareeyay hawlgal ay Dawladda Hoose ee Hargeysa ku gumaaday dhir badan oo ku yaallay badhtamaha Caasimadda. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka Maxamed Faarax Xirsi oo manta Warbaahinta qaarkeed kula hadlay xafiiskiisa ayaa adag ku naqdiyay hawlgal ay maalmihii u dambeeyay Dawladda…

                                Read More

                                Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa la kulmay Dhigiisa Sweden

                                Stockholm Mar 01,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo maanta soo gaaray magaalo madaxda Stockholm ee dalka Sweden ka dib markii uu soo dhameystiray booqasho uu maalmahan ku joogey Norway. Ra’iisul Wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt oo ah Ra’iisul Wasaarihii 32aad ee dalka Sweden iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ah Ra’iisul…

                                Read More