Gabadh UK u dhalatay oo noqotay Haweeneydii u horeysay ee Argegixisada ku biirtay
Nairobi Mar 04,2012(SDN)-Ciidamda amaanka ee dalka Kenya ayaa laga soo xigtay in ay baadi goobayaan Haweeney u dhalatay dalka Britain oo ay la xidhiidhinayaan nin ay dhawaan ku qabteen magaalada Mombasa oo lagu qabtay walxaha qarxa. Haweeneydan oo la yidhaahdo Samantha Lewthwaite oo 28 jir ah oo ayaa iyada 14 jir ah qaadatay diinta Islamka…
