KARBADKA CAS EE SIILAANYO KU DUL SOCDAA WAA DHIIGII S.N.M.
KARBADKA CAS EE SIILAANYO KU DUL SOCDAA WAA DHIIGII S.N.M. LOOGAMA FADHIYIN MAANTA IN UU KADHAWAAJIYO MARWOOYINKII HALYEEYADII S.N.M.IYO AGOONTOODII waxaan salaan gaar ah u dirayaa wariyayaasha somalidiasporanews ee wararka nagula socodsiinayaa meelkastoo aan joogno. Waad salaamantihiin dhamaantiin .salaan ka dib dhawaaqii soo yeedhaaba kii kale ka daran. Dhawaaqii dheeraa ee ka soo yeedhay marwooyinkii…
