Abdilahi Yusuf Ahmed iyo Adduun-aragga Siyaasiyiinta Soomaalida ee Maanta
Qoraalkani iyo kuwa ka dambeeyaa waxay koobi doonan arrimahan soo socda: 1-Abdilahi Yusuf iyo Saamaynta ay ku yeelatay dabeecada adag ee Mudug; 2-Abdilahi Yusuf iyo Saamaynta waqtigii uu noolaa; 3-Abdilahi Yusuf iyo Saamaynta Askarinimadu ku yeelatay aragtidiisa iyo go’aamadiisa; 4-Afgenbigii 1978kii, doorkiisii iyo ujeedadiisii; Afgenbigii uu ku reday guddoomiyihii ururkii SSF Mustafe Xaji Nuur iyo…
