Isu duwaha Caafimaadka ee Gobolka Maroodijeex oo kormeeray xarumaha Hooyada iyo dhalaanka Hargeysa
Hargeysa Mar25,2012(SDN)-Isuduwaha Caafimaadka ee Gobolka Maroodijeex Axmed Xasan Goonle aya maanta kormeer ku soo maray xarumaha hooyada iyo dhallaanka ee Caasimadda Hargaysa kaasoo uu ugu kuurgelayey horusocodka adeega goobaha xanaanadu u hayaan bulshada. Isuduwaha oo kormeerkaasi ka dib u waramayey saxafada ayaa sheegay inay maanta kormeer ku soo mareen 11 xarumood oo ah xarumaha daryeelka iyo…
