Al-Shabaab Executes Civilian in Central Somalia

    Ceel-cadde (SDN)-Reports from the town of Ceel-cadde in the mid-Shabelle region say that a group of Al-Shabaab members executed an elderly man described as a livestock salesman. Witnesses told Qurbejoog.com that the man was removed from his vehicle yesterday (April 23rd 2012) by militants who proceeded to behead him where he stood in the centre…

    Read More

      Dimishiq: Mucaaradka Siiriya oo bartilmaameedsaday saraakiisha Amniga iyo dilalkii ugu dambeeyay

      Dimishiq 24, April 2012 (Qurbejoog.com/AP)- Kooxaha jabhada ah ee doonaya inay ridaan Madaxweynaha Siiriya Bashaar al-Assad, ayaa dilay saddex sarkaal oo ka tirsan dawladda. Siday ku warantay wakaalada wararka ee AP, weeraro si gaar gaar ah maanta uga dhacay caasimadda dalkaas ee Dimishiq, waxa lagu khaarajiyay saddex sarkaal oo ka tirsan hay’addaha amniga ee dawladda…

      Read More

        Ururka Dhalinyarada DDSI ee UK oo munaasibad ku taageeray Xukuumada iyo Ururka Horumarinta DDSI

        London, 24, April 2012 (SDN/Cakaaranews)- Ururka Dhalinyarada Soomaalida Itoobiya ee ka dhisan cariga Ingiriiska ayaa munaasabad lagu taageerayay Ururka Horumarinta Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee dhawaan laga dhisay DDSI ku qabtay Magaalada London(UK). Munaasabadan oo ay ka soo qaybgaleen Masuuliyiinta Jaaliyada DDSI ee UK iyo Marti Sharaf kale waxa ka hadlay Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada UK Mudane…

        Read More

          Havana: Madaxweynaha Venezuela oo ka hadlay xaaladiisa Caafimaad ee uu Cuba u tegay iyo warar ku xidhiidhiyay inuu geeriyooday

          Havana 23, April 2012 (Qurbejoog.com/BBCnews)- Madaxweynaha dalka Venezuelan Hugo Chavez, ayaa markii u horaysay ka hadlay xaaladiisa caafimaad tan iyo markii 9 maalmood ka hor daawayn loo geeyay dalka Cuba. Madaxweyne Chavez oo 57 jir ahi, waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay warar la isla dhexmarayay oo sheegay inuu geeriyooday, ka dib markii 14…

          Read More

            Hargeysa: Roob mahiigaan ah oo muddo hakiyay isu-socodka dadweynaha

            Hargeysa 23, April 2012 (Qurbejoog.com)- Roob si wayn loogu farxay, ayaa galabta ilaa caawa ka degay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kaasoo dhaliyay daadad xoogan. Roobkan oo bilaabmay abaaro 5:30 galabnimo, waxa uu si xidhiidh ah u da’ayay dhawr saacadood, wuxuuna dhaliyay daadad soo rogmaday oo muddo hakad geliyay isu-socodka dadka iyo gaadiidka isticmaalayay jidadka caasimadda….

            Read More

              Khubaro Australian ah iyo wefti ka socday shirkadda Petrosoma oo booqday Oodweyne

              Hargeysa 23, April 2012 (Qurbejoog.com)- Wefti ka socda shirkadda Petrosoma oo fadhigeedu yahay UK iyo khubaro Australian ah, ayaa booqday degaamo ka tirsan degmada Oodweyne ee gobolka Togdheer. Weftigan oo uu hoggaaminayay madaxa shirkadda Petrosoma Mr. Maxamed Yuusuf, isla markaana ay weheliyeen masuuliyiin iyo khubaro ka socotay shirkadda Jacka Resources oo ah mid macdan-baadhiseed oo…

              Read More

                Ethiopian Troops Retaliate By Shooting Somali Civilians

                Baladweyne (SDN)-Disturbing reports emerging from the city of Baladweyne in the Hiiraan region of Somalia claim a roadside bomb targeting Ethiopian troops exploded in the morning hours of April 23rd 2012. Witnesses say the explosion killed two members of the Ethiopian army. Following the incident Ethiopian troops knowingly opened fire on civilians killing three people and bringing the total…

                Read More

                  Sheikh Shariif Praises Armed Forces

                  Mogadishu (SDN) -The President of the Transitional Federal Government of Somalia marked the 52nd anniversary of the establishment of Somalia’s armed forces. He encouraged the nation’s armed forces to continue their important work battling Al-Shabaab at the event which took place under high security on April 23rd 2012. Sheikh Shariif stated that there is no…

                  Read More

                  Bahweynta Isboortiga Jecei oo Baroor diiq u Sameeyey,Wiish,Mugaanbi Iyo Mawliid.

                  Toronto-qurbejoog.com-Ahyaartay Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa baroordiiq ay bahweynta ciyaaraha jecel u sameysey siiba kuwa Toronto uu hormoodna u yahay ciyaaryahakii caanka ahaa ee soomaaliyeed oo aad wada garaneysaan waa DR-Yuusuf Shaqaaq Marxuumiintii ku geeriyoodey qaraxii waxashnimada ahaa kunee kana dhacay Tiyaatarka oo kala ah Adan Xaaji Yabarow Wiish,Saciid Maxamed Nuur Muganbi,Mowliid Macaane Maxamed,  …

                  Read More

                    Natiijooyinka horudhaca ee Tartankii Madaxtinamada Faransiiska iyo waxa ka soo baxay

                    Paris April 23,2012(SDN)-Natiijada hor dhaca ah eek a soo if-baxaysa doorashada madaxtinimada dalka faransiiska ayaa if-tiimisay in Madaxweynaha  muddo xileedkiisu dhammaanayo Nekoly Zekosi iyo murashaxa  la tartamaya ee Faransuwa Holand  ay isku mudan doonaan  wareeg labaad oo doorashadu  ay geli doonto lana qaban doono lix iyo tobanka bisha May ee soo socota, iyada oo  murashaxa…

                    Read More

                      Jaamacada New Generation ee Hargeysa oo Xaflad soo dhaweyn ah u qabatay Guddoomiyaha Jaamacadaaas ee Adis Ababa

                      Hargeysa April 23,2012(SDN)-Kulan ay  soo qaban qaabisay  jaamacadda  New Generation  ee magaalada  Hargeisa  oo lagu soo dhaweynayo  guddoomiyaha jaamacaddaasi ee magaalada  Addis  Ababa ,  ayaa lagu  qabtay  hotel maansoor ee magaalada  hargeisa. Kulankaasi  waxa  ka soo qeyb galay  xildhibaano  maamulka iyo macalimiinta  jaamacadda  New Generation   iyo marti sharaf kale,,  waxa ugu horayn halkaasi ka hadlay …

                      Read More

                        Kulan lagu Dhiirigelinayo Waxbarasha Ardeyda Baahiyada Gaarka ah leh oo Hargeysa Lagu qabtay

                        Hargeysa April 23,2012(SDN)-Kulan lagu dhiirigelinayo waxbarashada caruurta baahiyaha gaarka ah qabta oo ay ka soo qayb galeen maamulka,Waalidiinta iyo hay’adaha ka shaqeeya arrimaha caruurta ayaa Maanta lagu qabtay Xarunta dugsiga baahiyaha gaarka ah ee caasimada hargaysa. Waxaa ugu horayn halkaasi ka hadashay Khadra Cumar Xasan oo ah gudoomiyaha ururka SASE ee gacanta ku haya dugsigan…

                        Read More

                          Madaxweynaha Sudan oo booqday magaalada xuduuda ah ee Heglig oo dagaalo ka taagan yihiin, kana dhaartay wadahadal uu la galo Koonfurta

                          Khartoum 23, April 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Sudan Cumar Al-Bashiir, ayaa gaadhay magaalada dhinaca koonfureed ee dhulka Saliida ee Heglig. Magaaladan oo ay dhowaan qabsadeen ciidanka dalka Koonfurta Suudaan, waxa ka taagan cabsida dagaalo u dhexeeya labada dal. Ciidanka South Sudan, waxay iska difaaceen xoogaga Sudan, waxayna laba todobaad ka hor qabsadeen Heglig oo qani ku…

                          Read More

                            Xukuumada Somaliland oo soo Gunaanadey Dejinta Qorshaha Quudinta iyo Nafaqeynta Caruurta

                            Hargeysa April 23,2012(SDN)-Shir lagu daah-furayey istiraatijiyada qaran ee quudinta iyo nafaqaynta  caruurta yar-yar ,kana soo qayb galeen xubno ka kala socday wasaaradaha caafimaadka, beeraha, xanaanada xoolaha , waxbarashada iyo qarshaynta,hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah. ayaa maanta lagu soo geba gebeeyey huteel maansoor. Waxa  xidhitaankii shirkaasi ka hadlay  Agaasimaha  quudinta iyo nafaqaynta  ee wasaarada…

                            Read More

                              Sheekh Siciid Cali Axmed oo Talooyin u jeedinaya Waalidiinta Ubadka ku korsanaya Galbeedka(DHEGEYSO)

                              Ottawa April 23,2012(SDN)-Sheekh Siciid Cali Axmed ayaa waxa uu halkan talooyin wax ku oola u soo jeedinayaa Waalidiinta Ubadka ku korsanaya dalalka Reer Galbeedka. Sheekha ayaa ku soo hal qabsaday dhacdo dhawaan ay warbaahintu aad  u hadal heysay oo Soomaalida si gaadha u saameysay.  [mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/talo.mp3]

                              Read More