Ethiopia’s Special Paramilitary Force Executed 10 Men and Terrorised Villagers, Says Human Rights Watch

    The Ethiopian government’s paramilitary force summarily executed 10 men after a dispute with villagers spiralled out of control, Human Rights Watch has claimed. The attack took place in Ethiopia‘s eastern Somali region in March.  A team for Human Right Watch made the discovery while on a fact-finding mission in neighbouring Somaliland in April. The watchdog…

    Read More

      GORFEYN: XUSKA MAALINTA XORRIYADDA

      Si waafi ah ugama fekerno sababaha aynnu fal kasta u samaynno, mana halaanbaynno saamaynta arrin kasta oo dadnimadeenna iyo ummadnimadeenna lama-huraan u ah. Taasi waxay keentay inaynnu ku noolaanno, kuna naalloonno nolol sabbaynaysa oo aan lahayn halbeeg laga qiyaaso gedgeddoonka tagtadeeda iyo timaaddadeeda. Si taas la mid ah, sababtaas ayaynnu u garan la’nahay halka aynnu…

      Read More

        Madaxweynaha DDS oo jigjiga ku laabtay iyo 20-ka Ginboot oo Itoobiya Maanta laga xisayo

        Jigjiga, 28, May 2012 (SDN)- Wefti uu hogaaminayay Madaxwaynaha DDS Cabdi Maxamuud Cumar oo todobaadadii u dambeeyay socdaal ku marayay deegaano ka tirsan DDS ayaa shalay ku soo laabtay xarunta DDSI ee Jigjiga. Weftigani waxay socdaalkooda ku soo mareen magaalooyinka Dhagaxbuur, Godey, Qabri dahare iyo meelo kale. Kuwaasoo sida wararku sheegayaan ay Madaxweynaha weftigiisa ay…

        Read More

          Maxaad ka ogtahay ajandeyaasha shirka Turkiga ee Soomaaliya, cida ka qaybgalaysa iyo shaqsiyaadka loo xulay inay ka khudbadeeyaan? Halkan ka akhri oo ka bogo

          Istanbul 27, May 2012 (Qurbejoog.com)- Sida lagu wado 31-bishan May oo maalmo koobani ka hadhsan yihiin waxa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ka furmaya shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya. Xukuumadda Somaliland waxay sheegtay in guddi afar wasiir ahi uga qaybgali doonto wejiga hore ee shirkaas, iyadoo shirkani uu daba socdo shirkii dhinacyada Soomaalida ee 23…

          Read More

            Madaxweynaha Somaliland oo guddi wasiiro ah u magacaabay ka qaybgalka shirka Soomaaliya ee ka furmaya dalka Turkiga

            Hargeysa 27, May 2012 (Qurbejoog.com)- Xukuumadda Somaliland, ayaa caddaysay inay ka qaybgalayso shirka Soomaaliya oo todobaadkan ka furmaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Sida lagu sheegay war-murtiyeed uu soosaaray wasiirka Warfaafinta Somaliland, Mr. Boobe Yuusuf Ducaale, waxa uu Madaxweyne Axmed-Siilaanyo guddi wasiiro ah u magacaabay ka qaybgalka shirkaas. Qoraalkaas oo lagu faahfaahiyay qorshaha ay xukuumadda…

            Read More

              Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka)

              Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka) Qormadii: 4aad ilaa 6aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale “Gurigaagu waa sharaf,       Goonyahaagu waa nuur, Gogoshaadu waa nabad, Guushana dalkayska leh, Dalka geesigiisiyo, Galladdana adaa mudan.”   Maansadii Galaal ee Hadraawi,   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale     cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii: 4aad Waxa kale oo uu…

              Read More

                WAXA MADAXWEYNE MIISKAAGA SAARAN MOOSHIN MAR HORE KU SOO MARAY W/Q: Cabdilaahi Gadhle

                  Aniga oo ah muwaadin reer Somaliland magaciisuna yahay  Cabdilaahi Cismaan Cabdi  (Cabdilaahi Gadhle) waxaan maanta oo taarikhdu tahay 27/05/2012 aan doorbiday inaan dib u xasuusto dhacda dhawayd oo ku saabsanayd dhiirigelinta ganacsatada dalka maalgashata iyo sidii da, yarta wadanka shaqooyin loogu abuuri lahaa. Waxaan odhan karaa madaxweynaha  jamuuriyada Somaliland, waa shakhsi  diyaar u ah…

                Read More

                  MUNAAFAQ NA ROG EE HORTA MA LA IS WEYDIIYEY

                  Mawduucan uu ku saabsan yahay darsigaygu waxaan uga gol lee yahay in idanka Alle aan isku dayo in aan saxo qalad laga fahamsan yahay eregay cidda loola jeedo. Waxaan arkay munaafaq kaba toshay oo laga aaminsan yahay in uu yahay shiikh caalim ah lagana wada daba dhacay. Maxaa yeelay kuwa ka daba dhacay ayaa laftoodu…

                  Read More

                    Xuska 27 MAY SNM maalintii ay dalka ku soo ruqaansatey

                    Ascw, Nagala soo qaybgal munaasabad lagu xusayo SNM maalinta Axada ee 27 May 2012, oo ah Sanadguuradii 24aad, laguna qaban doono xaafada Shepherd Bush ee magaalada London.  Waxay munaasabadu Socondoontaa  6:00 ilaa iyo 10:00 habeenimo. Goobta xaflada lagu qabanayana waa:   Egyptian House 95 Bloemfontein Road, London W12 7DA   Adan Ismail Guduumiyaha ururka Vision…

                    Read More

                      Yemeni troops kill 62 militants in southern regions

                      Yemeni troops stationed in southern Abyan province killed 62 al-Qaeda-linked fighters and injured dozens more, the Defence Ministry reported Saturday, dpa reported. The army managed to clear all positions used by members of the al-Qaeda-affiliated Ansar al-Sharia group (Partisans of the Islamic Law) from the eastern areas of the city of Zinjibar in Abyan, the…

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Djibouti & Dileyte

                        Jabuti Sabti, 26 May 2012 (SDN)-Djibouti: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Djibouti ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Djibouti Ismail Omar Gelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Djibouti Dileyte Mohamed Dileyte. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Madaxweynaha Djibouti uga mahadceliyey sida uu isaga, dowladiisa iyo shacabka Djbiouti ay marwalba ugu…

                        Read More

                          Nuxurka heshiis 7 qodob ah oo dhexmaray wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland iyo guddiga Wanaag-farista

                          Hargeysa 26, May 2012 (Qurbejoog.com)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland iyo guddiga Wanaag-farista iyo xumaan-reebista, ayaa shaaciyay heshiis ay is wadajir ah u gaadheen. Heshiiskan oo 7 qodob ka kooban, waxa uu ka tarjumayaa sidii ay labada dhinac wadajir uga wadashaqayn lahaayeen arrimaha bulshada dhexdeeda, sida fududaynta guurka iyo sidii kharashka ku baxa loo dhimi…

                          Read More

                            Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland oo soosaaray wargelin ku saabsan qabashada tartanka Orodka 10 KM ee degmooyinka Hargeysa

                            Hargeysa 26, May 2012 (Qurbejoog.com)- Xidhiidhka ciyaaraha Fudud ee Somaliland, ayaa muddeeyay xilliga la qaban doono tartanka Orodka 10-ka Km ee degmooyinka caasimadda dalka ee Hargeysa. Sida lagu sheegay qoraal uu soosaaray Xoghayaha xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Mr. Mustafe Cabdi Xaddi, tartanka Orodka waxa ka qaybgalaya orodyahanadii ka soo baxay tartankii isreeb-reebka ee shanta degmo ee…

                            Read More

                              KHudbadihii laga jeediyay Shir Caalami ah Midawga Yurub uu kaga hadlayay wax-qabadkii Somaliland

                              Brussels, 26, May 2012 (SDN)- Shir lagu darsayay qadiyadda Somaliland ayaa shalay ka furmay Caasimada WaddankaBelgiumeeBrussels. Shirkan oo ka furmay xarunta Baarlamaanka ee wadankaBelgium, waxa ka qayb galay mudanayaal tiro badan oo mid ah Baarlamaanka Yurub. Shirkan waxa kale oo ka qayb qaadanayay Guddoomiyaha Golaha wakiiladda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) , Xildhibaan C/qaadir…

                              Read More

                                JAHAADKU AMA WAA GEERI AMA WAA GUUL

                                Waxaan in badan ka hadlay in Shabaabtu aanay ahayn mujaahidiin waayo waxay khilaafsan yihiin xeerka, shuruudda iyo sharciga jahaadka. Mujaahid ma aha derejo uu dadku bixiyo ee Alle oo keliya ayaa bixiya. Ruuxii isaga oo dan gaar ah ku fushanaya dad aan diinta aqoon badan u lahayn ku adeegsada mujaahidiin ayaad tihiin, wuxuu la mid…

                                Read More