­­­Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta soo gaaray magaalada Istanbul

    Istanbul, May 30, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray magaalada Istanbul ee caasimadda labaad ee dalka Turkiga halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa sidoo kale safarkiisa ku wehlinayay xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada oo ay ka mid…

    Read More

      Dalalka reer Galbeedka ee kormeerayaashoodii kala baxay Siiriya iyo Kofi Annan oo walaac ka muujiyay xaaladaha dalkaas ka taagan

      Dimishiq 29, May 2012 (Qurbejoog.com/Reuters)- Dalalka reer Galbeedka, ayaa ergooyinkoodii kormeerayaasha qulqulatooyinka ka socda dalka Siiriya kala baxay wadankaas, taasoo ay kaga soo horjeedaan xasuuqii 108 qof oo shicib ah, caruurna u badnaa oo lagu dilay magaalada Houla. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Reuters, Ergayga nabadda Mr. Kofi Annan, waxa uu Salaasada maanta walaac…

      Read More

        Somalia’s al-Shabab ambush President Ahmed’s convoy

        Somalia’s President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has escaped unharmed from an Islamist militant attack after a visit to a newly captured town. His armoured convoy was ambushed on a road between Afgoye and the capital, Mogadishu, which African Union troops said they had made secure on Monday. Officials said the interim president, who was making…

        Read More

          Baadhitaano lagu hayo Fadeexado Musuqmaasuq oo Dul-hoganaya Wasaaradda Caafimaadka iyo Isu-duwihii gobolka Hargeysa oo ka hadlay shaqo-ka-joojin lagu sameeyay

          Hargeysa 29, May 2012 (Qurbejoog.com/Jam)- Hantidhawrka Guud ee Qaranka iyo Hay’adda La-dagaalanka Musuqmaasuqa iyo Maamul-wanaagga, ayaa baadhitaanno ku haya fadeexado musuqmaasuq oo la xidhiidha gaadiid Wasaaradda Caafimaadku leedahay oo lambarradii dawladda laga furay, iyadoo ay hadda soo baxayaan fadeexado kaloo ku saabsan dhinaca maamulka iyo lacagaha oo dul-hoganaya wasaaraddaas. Isuduwihii Caafimaadka Gobolka Hargeysa ee shaqada…

          Read More

            Wasiirka Maaliyadda iyo Wefti uu hogaaminayo oo ku Waaberiistay Dekedda Saylac iyo ujeedada socdaalkooda

            Saylac 29, May 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda C/casiis Maxamed Samaale iyo wefti uu hogaaminayo oo ka socda wasaaradaha Ganacsiga, Kalluumaysiga, Taliyaha Ciidanka Ilaaladda Xeebaha iyo Booliiska ayaa xalay saqdii Dhexe u guureeyay Goobolada Salal iyo Awdal oo ay ka bilaabayaan Olole Cashuur Ururin ah. Weftiga uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda oo ay ka mid yihiin…

            Read More

              Halkan ka akhri go’aanka Maxkamadda Sare ee Somaliland ka gaadhay dacwadii u dhexaysa garabyada xisbiga UDUB u qaybsamay, maxayse ku talisay?

              Hargeysa 29, May 2012 (Qurbejoog.com)- Maxkamadda Sare, ahna Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland, ayaa maanta go’aan ka gaadhay dacwad u dhexaysay laba garab oo xisbiga UDUB u qaybsamay. Fadhiga Maxkamadda oo ahaa kii labaad ee ay dacwaddan ka yeelato, waxa guddoomiyaha Maxkamadda Sare garyaqaan Yuusuf  Ismaaciil Cali kaga dhawaaqay xukun dhawr qodob ka kooban, waxaana…

              Read More

                Annan warns Syria of grave concern, West pulls envoys

                Peace envoy Kofi Annan expressed “grave concern” to Syria’s President Bashar al-Assad on Tuesday and Western nations threw out its envoys to protest against a massacre of 108 civilians, many of them children, in the town of Houla. France, Britain, Canada, Germany, Italy, Spain and Australia said they were expelling the Syrian envoys from their…

                Read More

                  Relief Agencies Highlight Urgent Needs in Somalia

                  16 relief agencies working to save lives and provide vital basic services in Somalia are calling on the international community to maintain their support for humanitarian needs in the country. Agencies are fearful that a political vision for Somalia’s future development may come at the cost of lifesaving interventions for communities still caught up in…

                  Read More

                    Somalia Joins Anti-Personnel Mine Ban Convention

                    Geneva-Somalia has joined the landmark Anti-Personnel Mine Ban Convention, or Ottawa Convention, becoming the 160th State Party to the international treaty which bans the use, stockpiling, production and transfer of anti-personnel mines. With Somalia’s accession, every state in Sub-Saharan Africa is now bound by the Convention. “Somalia’s decision to join this international movement is significant,”…

                    Read More

                      Qurbomeer Rashiid AwNur Hirsi, laywerkii qarankoo bakhaar ka xamaalaya

                      Walee nin noolow maxaa aragti kuu laaban. Magaalada Ottawa ee caasimada Canada waaxa degen nin la yidhaahdo Rashiid AwNur Hirsi oo mirqaan awadeed isku magaacabay madaxweynaha Awdal State. Ninkaasi iyo kooxda wehelinaya waxaa loo yaqaan Qurbomeer State. Hadaba Qurbomeer Rashiid AwNur Hirsi waxaa u sheegtaa Qaryaqaan laakin runta naxdinta leh waxaa weeyaan ninkani wax taclin…

                      Read More

                        Shirkii odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka oo maalintii labaad si habsami leh uga soconaya Istanbul iyo 4 kooxood oo loo qeybiyay

                        Istanbul, May 29, 2012(SDN)-Shirkii odayaasha dhaqanka iyo ururada Bulshada Rayidka ah ayaa maanta maalintii labaad si habsami leh uga soconaya magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga halkaasoo ay ku shirsan yihiin ku dhowaad 400 oo ergooyin kala matalaya qeybaha Bulshada Rayidka, Qurbejoogta, Odayaasha dhaqanka, Culimaa’udiinka, waxgaradka iyo dowladda KMG ah ee Soomaaliyeed. Shirkan oo furmay 27-kii…

                        Read More

                          SONYO Iyo Hay’adda DRC Oo Qalab Ciyaareed Ku Wareejiyay Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Type: Attachments

                          Hargeysa May 29,2012(SDN)-Dalladda ururada dhallinyarada Somaliland ee SONYO ayaa deeq qalab ciyaareed ah ku wareejisay xidhiidhka kubadda cagta, xaflad lagu qabtay xafiiska wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Somaliland Md. Cali Siciid Raygal. Deeqdan qalabka ciyaareed ah oo ka timid mashruuc ay iska kaashanayaan dalladda ururada dhalinyarada Somaliland ee SONYO iyo hay’adda caalamiga ah ee…

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Kenya & Kenya oo Safaaradeeda ka furaneysa Muqdisho

                            Nairobi, 28 May 2012: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta la kulmay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Kenya Raila Odinga oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal, arrimaha amniga iyo howlgaladda ka socda dalka gudihiisa oo ay ciidamada Kenya qeyb ka yihiin, heshiiskii Addis Ababa…

                            Read More

                            Xiddiga Reer Kiiniya oo Ku Guuleystey Ottawa Marathon.

                            Ottawa-May-28-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa Ottawa Marathon oo lagu kala baxay waxaana ku guuleystey xiddiga reer Kiiniya Laban Moiben. Saaxiibayaal shaki kuma jiro Oradada dhexe iyo kuwa dhaadheer iney Afrika ku caantahay siiba bariga Afrika (EAST AFRIKA) haddaba qaaradaha aduunka ayaa sannad walba lagu qabtaa taas oo loogu magacdaro magaalooyinka lagu qabto. Shalay ayaa…

                            Read More

                              Xuska 21-guurada 20-ka Ginboot oo si wayn looga Xusay DDS

                              Jigjiga, 28, May 2012 (SDN)- Xuska Maalinta 20 Ginboot oo guud ahaan Dawladda Itoobiya ugu astaysan maalintii ay iska dul qaadeen keligii taliye Mingiste oo ku beegnayd manta ayaa si wayn looga xusay dalkaas. Dhamaanba Shucuubta Qowmiyadaha Itoobiya, gaar ahaan  Shacabka Soomaalida Itoobiya ayaa iyagu Maalintan 20-ka ginboot, si wayn u xusay, waxaana kala qaybgalay…

                              Read More

                                Blast rocks Kenyan capital, more than 30 hurt

                                NAIROBI – An explosion tore through a shopping complex in Nairobi’s business district during Monday’s lunch hour, wounding more than 30 people, and police said they were investigating whether it was a bomb attack. Police spokesman Eric Kiraithe said anti-terrorism police were combing the blast site in the city centre for clues, appearing to row…

                                Read More