Muj. Ibraahim-Dhegoweyne: “Madaxweynuhu halkuu ku socdo waa la arkaa, waxaanan leeyahay ku socota halkay kula gashaynu eegiye”
Hargeysa 05, May 2012 (Qurbejoog.com)- Hoggaamiyaha ururka UDHIS Md. Ibrahim Cabdillaahi Xuseen (Dhegaweyne) ayaa jawaab adag ka bixiyay warbixintii ay guddiga diiwaangelintu ku faahfaahiyeen qodobadii ay ururka UDHIS iyo siddeeda urur siyaasadeed ee kale ku hadheen. Ibrahim-Dhegaweyne, oo isagoo jooga magaalada Hargeysa xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu waxba kama jiraan ku tilmaamay qodobada…
